Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
News
Mayerka Boorama C/Raxmaan Shide Bille Oo Saxaafada Uga Waramay Dhacdadii Dhacday Galabnimadii (Daawo Video)

Boorama(SNN) Mayerka Magaalada Boorama Oo Ka Waramaya Khasaaruhu Inta uu Leegyahay ee soo gaadhay Sacabka Waxuuna yidhi mar uu Saxaafada u Waramayey in ay tahay dhacdo Dabiici ah oo iska Dhacda Mar walba Hadaan Dawladii Nahay Waanu Dadaalaynaa..
Dab Ka Dhashay Kaalin Shidaal Oo Maanta Ku Gubatay Magaalada Boorama(Daawo Video Qaybtii Labaad)

Boorama(SNN) Waxa ay Ahayd Galabnimadii Sabti 4/02/2012 ayaa Kaalin Shidaal Oo Ku Taala Magaalada Boorama uu Dabwayni Qabsaday Dabkaasi oo Gaystay Dhaawaca iyo Hanti ku Burburtay kaalintaasi Gubanaysay Waxaana Ku Dhaawacmay Ilaa iyo Dad Gaadhay 10 Qof Oo Rayid ah Oo lageeyey Cusbitalka wayn ee Magaalada Boorama...
Kaalin Shidaal Oo Maanta KU Gubatay Boorama (Daawo Video Qaybtii Koobad)

BooramaSNN) Khaalin Shidaal Oo Maanta Ku Gubatay Magaalada Boorama Galinkii Dambe ayaa Waxa ay sababtay Khasaare Dhaawac iyo Hanti Iskugujira Kaalintu waxay Gubanaysay Ilaa iyo Salaadii Maqrib Markii Laga Soobaxay Majiro Wax Hadal ah Oo Dawlada Ka soo baxay Lasoco Wixii ku soo Kordha ee khsaare ah
Natiijada Kullan Qado-sharaf ah oo Madaxweynaha Somaliland Oggolaansho uu kaga Qaybgalo Shirka London ku Waydiisanayey Labada Aqal ee Guurtida iyo Wakiillada

Hargeysa 04 Feb 2012 (SNN)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Madaxweyne-ku-xigeenkiisa Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta kullan qado-sharaf ay oggolaansho ka qaybgalka shirka arrimaha Soomaalida ee London ku waydiisanayeen mudanayaasha labada gole Baarlamaan (Guurtida iyo Wakiillada) ugu sameeyey huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa.
Salaadiinta, Masuuliyiinta Ururrada siyaasadda ee Cusub iyo kuwa Bulshada Rayidka ah oo Taageeray ka Qaybgalka Shirka London

Hargeysa 04 Feb 2012 (SNN)- Salaadiinta reer Somaliland, masuuliyiinta ururrada siyaasadda cusub ee dhawaan la diiwaangeliyey iyo ururrada bulshada rayidka ah, ayaa dhammaantood taageeray in Somaliland ka qaybgasho shirka dabayaaqada bishan lagu qabanayo magaalada London ee lagaga hadlayo arrimaha Soomaalida.
Madaxweyne Siilaanyo iyo Saddexda Xisbi Siyaasadeed oo isla Ogolaaday ka Qaybgalka Shirka Soomaalida ee London
Akhriso qodobada qeexaya sida Somaliland uga qaybgalayso

Hargeysa 4 Feb 2012 (SNN)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo hoggaamiyayaasha saddexda xisbi qaran ee KULMIYE, UCID iyo UDUB, ayaa si wadajir ah isula oggolaaday ka qaybgalka shirka London ee arrimaha Soomaalida lagaga hadlayo.
Nuxurkii Khudbadii Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka NDB Marwo Foosiya Yuusuf X.Aadan (Daawo Video)

Boorama(SNN) Marwo Foosiya Yuusuf X.Aadan Oo Magaalad Jimcihii Soo Gaadhay ayaa waxa ay khudbad Dhinacyo Badan taabanaysa ka jeedisay Hutel Rays ee ku yaala Magaalada Boorama iyadoo kaga Hadashay Dhinacyo Badan Waxaana Hadaladeedii Ka mid ahaa in ay sheegtay Gabadhii Soomaaliland Oo Dhan ugu Horaysay ee isku soo sharaxada Madaxtinimo ay ahayd Gabadh Reer Awdal ah....
Gabadhii Ugu Horaysay Oo Horkacaysa Urursiyaasadeedka NDB Oo Borama Lagu Soo Dhaweeyay (Daawo Video)

Boorama(SNN) Taageerayaasha Urursiyaasadeedka NDB ayaa maanta sidiiran ugu soo dhaweeyay Gudoomiyaha ururkaasi oo ahayd Gabadh magaceedu yahay Foosiya Yuusuf X.Aadan oo ay ku wehelinaayeen masuuliyiin isugu jira Xildhimaano iyo haween
Madaxweyne Siilaanyo oo Shacabka u Diray Baaq la Xidhiidha Ciidanka Qaranka iyo Taliyaha Guud ee Millateriga oo ka Hadlay Qabasho La’aanta Xuska Aasaaska Ciidanka

Hargeysa 02 Feb 2012 (SNN)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shacbiga reer Somaliland ugu baaqay in ay ciidammada Qaranka u fidiyaan taageero buuxda oo isugu jirta muruq, maal iyo maskaxba.
Dawladda Ingiriiska oo Xisbiyada Mucaaradka Somaliland kaga Dalbatay inay Taageeraan Shirka London

Hargeysa 02 Feb 2012 (SNN)- Wefti ka tirsan dawladda Ingiriiska oo uu hoggaaminayo Safiir-ku-xigeenka Itoobiya u qaabilsan Ingiriiska Mr. Chris Allan, ayaa shalay u yimi magaalada Hargeysa sidii ay Somaliland ugu qancin lahaayeen ka qaybgalka shirka arrimaha Soomaaliya lagaga hadlayo ee dabayaaqada bishan lagu qaban doono magaalada London ee dalka Ingiriiska.
Ciidammada Jabuuti oo la Sheegay inay Badeecado Kala Duwan ka Qaatay Gudaha Somaliland

Lawyacaddo 02 Feb 2012 (SNN)- Ciidammada dalka Jabuuti ayaa la sheegay inay gudaha Jamhuuriyadda Somaliland ka qaateen badeecado kala duwan oo ay leeyihiin muwaaddiniin reer Somaliland.
Cali Waran Cade Oo ah Musharixiinta U Tartamaya Xisbiga UDUB ayaa Maanta Soo Gaadhay Magaalada Boorama(Daawo Video)

Borama(SNN) Mudane Cali Waaran Cade Oo Ka Mid ah Musharixiinta Utartamaya Hogaaminta Xisbiga Mucaaradka ah ee UDUB ayaa Maanta Si Heersare ah loogu soo dhaweeyey G/Awdal ee Xarunta Magaalada Boorama iyo Wafti uu Hogaaminayey.....
In kabadan 73 taageerayaal oo ku geeriyootay garoonka cayaaraha Boor-Saciid ee dalka Masar (Daawo Video iyo Sawiro)
CAIRO(SNN)Ugu yaraan 73 taageero Masaari ah ayaa maanta ku qur baxay rabshado ka dhacay magaalada Port Said ka dib ciyaar dhex martay kooxaha Al-Msry iyo kooxda guulaha badan ee Al-Ahly. 73 – taageero ee ku dhintay garoonka rabshado ka dhacay ayaa timi ka gadaal markii kooxda Al-Masry ay 3 – 1 kaga adkaatay kooxda Al-Ahly ka dib markii uu garsooray dhameeyey ciyaarta
Isku dhac u dhaxeeya shirkada Somcable iyo Dadka Degaanka Aasha Cado Ee gobolka Salal.
Shirkada Somcable iyo dadka degaanka Asha Cado ayaa isku mandhafsan qabka shaqada looga qayb galin laha. Somcable –ka oo si rasmiya uga wada hawlihiisii gobolka salal isla markaana gaadhay Tuulada asha cado ayaa waxaa isku dhaceen dadka deganaa tuulada aasha cado taasoo ay ahayd arimo shaqo warka aanu ka helayno oday dhaqamedka tuulada aasha cado.
Suldaan Sulaymaan Oo Maanta Shir Jara'id Ku Qabtay Magaalada Boorama(Daawo Video)

Boorama(SNN) suldaan saleebaan cali Ismaaciil oo ka mid ah salaadiinta Gobolka Awdal ayaa shir jaraid ku qabtay magaalada Boorama waxaanu kaga hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiin xiisada ka soo cusboonaatay deegaanada buuhoodle .waxaanu ugu baaqay in ay nabada qaataan.
Taliyaha Guud oo Dhambaal Hambalyo ah u Diray Ciidanka Qaranka Somaliland Sanad-guurada 19aad Awgeed oo la Baajiyey Qabashadeeda

Hargeysa 02 Feb 2012 (SNN)- Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Somaliland Jenaral Maxamed Xasan Cabdillaahi (Jidhif), ayaa hambalyo la xidhiidha xuska sannad-guurada 19aad ee aasaaskiisa 2-da bisha February u diray ciidamada iyo qoysaskooda, kaas oo qabashadiisa la baajiyey.
Wefti Dawladda Ingiriiska ka Tirsan oo kullamo Qancinta Shirka London ah la Yeeshay Madaxwaynaha Somaliland iyo Madaxda Xisbiyada Siyaasadda

Hargeysa 01 Feb 2012 (SNN)- Wefti ka socda dawladda Ingiriiska oo maanta soo gaadhay caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa kullamo ujeedadoodu tahay sidii ay Somaliland uga qaybgeli lahayd shirka arrimaha Soomaalida ee London la yeeshay Madaxweynaha iyo madaxda xisbiyada siyaasadda.
Shir ay Soo Qabanqaabisay Academiyada Nabada iyo Horumarka (Daawo Fiidiyow)

Boorama(SNN) Waxaa ay maanta ku qabteen Akadeemiyada Nabda iyo Horumarka Kulan lagu lafa gurayey ka qayb qaadashada doorashooyinka golaha deegaanka ee soo socda,waxaana ka soo qayb galay Duqa magaalada Boorama,aqoonyahano iyo Sh.Xasan Deheeye.
Nuxurka Wadahadal Dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirka Iskaashiga Denmark oo socdaal ku yimi Somaliland

Hargeysa 31 Jan 2012 (SNN)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka dalka Denmark u qaabilsan arrimaha iskaashiga iyo Horumarinta Christian Friis Bach oo dalka socdaal ku yimi dalka.
Salalnews Network Media
Menu
[ Categories ] [ Randomize It ] [ Archive ]
Search
Last Viewed
Latest
There are 236 media in 5 categories with a total of 11 votes & 0 comments
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.