Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA IYO INTA AAD MAS'UULKA KA TAHAY
“Waxan ku boorinayaa walaalahayga guud ahaan reer Somaliland, gaar ahaana reer Awdal/Salal meelkasta oo ay dalka gudihiisa ka joogaan inay maalin jaadka u daayaan dhismaha jidka isku xidha Boorame iyo Hargeysa taasoo ay ugu tabarucayaan hal doollar oo aad ka bixiso naftaada iyo inta aad mas’uulka ka tahayba wadada isku xidha Boorame iyo Hargeysa oo gabogabo ku dhaw”.

Run ahaantii markii la bilaabayey waddadaas la isma lahayn waa la dhisi karaa oo dad badan ayaa ka dayrinayey, laakiin maanta waxaa la ogaaday in wax walba la qabsan karo, oo waxan ka midho dhalinay hal-hayskii ahaa “Waynu karnaa dhimse jid iyo inka badanba” maahmaah Soomaaliyeed baa odhaahdeedu ahayd “GACMO WADA JIR BAY WAX KU GOOYAAN”, wixii loo ururo waa laga midho dhalin karaa.

Haddii aynu soo qaadano tusaale kooban oo ku saabsan faa’iidooyinka waddajirku leeyahay, qudhaanta waynu naqaanaa awoodeeda, haddana waxay qabsato iyo kaydadka ay dhigato waynu ognahay”.Xasan Sh Muunin (AHN) wuxuu yidhi “ Aboorkuba dudumadaan aragnay buu dhistaayoo naftiisa ku ilaashaa”.

Wax wada qabsigu waa calaamada koowaad ee waddaniyada iyo wada jirka, waxanan maanta odhan karnaa dawlad iyo shiciba waxan diyaar u nahay inaan dhamayno waddadaas, dawladana waan ku amaanaynaa fulinta ay fulisay 4km ka bilaabma Dilla-Tuli, waxanan ku boorinayaa inay la xisaabtanto qandaraaslaha gacanta ku haya dhisamahaasi oo hawlo kale ku jira farahana hadda ka qaaday dhamasytirkeeda.


Waxan mar labaad ku boorinayaa shacbiga Somaliland meel kasta oo ay dalka ka joogan inay horumarka dalkooda ka shaqeeyaan kana qayb qaataan dhamaystirka waddadan halbowlaha u ah caasimadaha dalka isku xidhkooda oo muhiiimad weyn u leh bulsho weynta reer Somaliland, sidaasi darted wan idinku boorinayaa muwaadin/muwaadinad;

MUWAAADIN KU TABARUC 1$ (HAL DOOLAR) OO AAD KA BIXISO NAFTAADA IYO INTA AAD MAS’UULKA KA TAHAYBA ADIGOO KU DIRAAYA SAADKAN 400059. WABILAAHI TAWFIIQ

Eng Maxamed Sh Daahir Qaalib
Hargeysa Somaliland Republic
Comments
#1 | bags on February 16 2013 22:40:57
Due to the vogue for Prada Replica handbags, a few affordable replica type of Tod’s handbags as well as cheap copyrights have already been made which has brought the price on the degree of the ones that are typical in income to profit from that. The important Tod’s handbags are extremely good and also high-quality stitches in addition to both the internal and external are elegant inside their search. Replica Prada Outlet is a basic purse or ladies handbag that is sturdy.
#2 | asicsning on April 02 2013 05:25:36
Today Yang Linchuan using only 1: he dare, gucci belt uk I dare painting behavior that infringes on another person image rights evade responsibility by yourself, mbt shoes obviously can not justify. To new things, art is a good thing, but created artwork if violated the human rights of others, gucci belts it should be some punishment, punishment for it,
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.