Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ISN A KU JIIFA.
Salaanta Islaamka ka dib.


Waxaa reeban in loo dul qaato wax Allele iyo wixii wax u dhimaya qaranimada Somaliland, iskana hor keenaya dadka reer Somaliland ee ku dhex jasiirada dagaaladu ka dhex holcayaan inta badan nolashoodu ku bineysan tahey
Qabyaalada fadhiidka ah ee qeyrkood ka reebtay

Mudane/Marwo akhirstow waxaa maalin dhaweyd xilka ugu sareeya ee Jamhuriyada S.land loo doorte, Mudane A.M.Silaanyo oo ah ruug cadaa siyaasi ah laguna tuhunsana inuu wax badan ka bedali doono qaabkii maamuladii ka horeeyay oo lagu dhaliili jirey wax qabad la`aanta iyo fadhiidnimo.

Markaad eegto fursada uu Axmed Silaanyo u haysto inuu wax badan ka bedali qoro qaab nololeedaka bulshada horumarka u diidey waxaad qireysaa in la joogo maalintii wax la bedali lahaa.

Hadaba aniga oo ka taxadiraya inaan dhaliilo badan u soo jeediyo maamulka Axmed Silaanyo oo hada uun Afartan baxey, hadana nin baa laga hayaa Ciridkaa aan arkayo ilko kama soo jeedaan. Shay kasta markaad madaxiisa aragto cid kuu sheegaysa ma jirto mijahiisu nooca ay yihiin. Hadii aad Neef Geela qoortiisa aragto cidna weydiinmaysid, in neefkasi xaga danbe sayn dheeri ka lulato in ama laba lugood oo danbe uu leeyahay.

Marka aad aad eegto Dawlada Axmed Silaanyo soo dhisey, markaad eegto sifaha wax u socdaan, markaad eegto in Ganacsigii iyo hogaankii dalka la isku darey, markaad aragto in Qabaa`iilkii wadanka wada deganaa si qeyral caadi ah loogu kala badiyey, arimahaas oo dhan markaad eegto waxaa kuu soo baxaya iney arintu noqon doonto Salaamulaahi calaa xujaaj.

Nin doonaya wanaag oo wadaniya waxaa lagu yaqaana inuu hadalkiisa ku soo gebagabeeyo tolo dhalax gala. Waxaan Axmed Mohamed Silaanyo iyo cidii uu ka talo qaato kula talin lahaa Qodobadan soo socoda.

1.Ilaahey baa cadaalad haya oo koley qof ama koox wax qeybisay laga waayo maayo iney dhan u bariiqdaane, isku daya inaad ka noqotaan go`aanka ah in dadkadadka si fool xun loo kala badiyo oo qaarna gacmaha u buuxisaan qaarna cawri gaf siisaan. (Dadku Kulmiye umay wada codeyn, hadana dhanka kale waa dad siman oo walaalo ah oo meel kuwada nool).

Iyadoo beesha dhexe laftigooda loo kala eexdey ayaa hadana nabarka ugu weyni wuxuu ka muuqda sida beesha dhexe ay uga badsatey beelaha darafyada ee reer Somaliland.

2.Habrasho yaan jirin oo aan loo habran cidii nabadgelyada wadanka halis galineysa waliba kuwa Dangerous game faraha la galaya. Ugu horeyn kuwa qora saxaafad isku sheegta suneysan ee qoraya dawlada Silaanyo Al-shabaab baa ku jirta, Hargeisa Masaajisbey Al-Shabaab ka kacdey, iyo Meel hebalaayo ayaa Al-Qaacida joogto. Waa la yidhaa soo cadeeya hadii ay cadeyn waayana gacan bira lagu qabtaa.

3.Xukunka oo Ganacsatada loogu kala eexdo ama qaar lagu naasnuujiya waa arin khatarteeda leh umana fiicna cidhibta danbe ee dalka iyo taariikhda qormeysa ee ma hadhada noqon doonta. Yaan la sameyn Xoosh ama Xooshyo cusub. Ganacsigu waa inuu noqdaa nin kasta iyo halkii uu isagu is dhigo.

4. Waxaan ku soo xidhaya oo aan leeyay. Mudane Madaxweyne Axmed Silaanyo adigu Libaaxa aad tahey ahow, filimkana ha ku matalin inaad dhab Libaax ku jiifto. Dalka iyo dadka wanaag iyo sinaan ku wad cidii Qaranimada iyo nabadgelyada si daw daro iyo kibir u farfareysana gacan bira ku qabo.

Wa bilaahi Tawfiiq.
Alla mahad leh
Qalinkii
Osman Omar Dool
Comments
#1 | mulberrysale on January 30 2013 18:40:42
Mulberry Outlet and also have usually been an indispensable practical necessity, Mulberry Uk a symbol of your feminine mystique Mulberry Sale modernity and trend then you definitely should check out the latest assortment of mulberry bags. These baggage will certainly treat all your senses, Mulberry Handbags.
#2 | asicsning on March 23 2013 21:44:16
whether they, or their parents, hope they can out of the countryside, let into the city, but now they graduated and don't want to back to the countryside, Vibram Five Fingers Sale
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.