Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan

“If we believe that women can transform our societies into one that is more humane, more just and compassionate than the one we currently have, then we need to have power”

Datin Marina Mahathi, prominent women’s rights advocate
Madaxweyne Ahmed Mohamed M. Siiraanyo iyaa u magacaabay Marwo AMAAL Xaaji Ahmed Miisaan inay noqoto la Taliyaha uugu qaabilsanaan doona arimada Haweenka. Jagadaas oon horay u jirayn waxay noqotay mid farxad galisay dhamaan haweenka Soomaliland , gaar ahaan gobolada Awdal/Salal.

Amaal X.A. Miisaan, La Taliyaha Arimada Haweenka ee Madaxweynaha
Waxaan habalyo heer sare ah u gudbinaynaa Marwo AMAAL oo run ahaantii ah mid u qalanta xilka loo igmaday . Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu xilkaas isaga ah ku asturo si ay wax uuga qabato horumarka haweenka dalka oo in badan la daayacay. Waxaan kaloon hambalyo u diraynaa Madaxweynaha gartay in haweenku yihiin lafdhabarka bulshada iyo dhaqaalaha ummadeed la’aantoodna dalku horumar samayn Karin. Madaxweynuhu wuxuu magacowga AMAAL ku cadeeyay inuu hirgalinaayo balanqaadyadii u sheegay waxtigii olelaha isagoo barigaas shaaciyay inuu wax u qaban doono haweenka dalka ee la daayacay. Bravo Mr president!

Bal aan wax ka iftiimino shaqsiyada AMAAL Xaaji Axmad Miisaan oo horay loogu tilmaamay “Xiddigta cusub ee mashraxa siyaasada Soomaaliland” laga dareemay taniyo bilowgii olalihii doorashadii madaxweynimo ee dalka:

http://www.togaherer.com/2010/07/28/new-politician-star-Amaal-xaaji-axmad-

miisaan-qalinkiiomar-muxumad/

AMAAL waxay ka mid ahayd xisbiga Kulmiye iyadoo ahayd gudoomiyaha garabka haweenka ee Xisbigaas laantiisa gobolada galbeedka. AMAAL oo marwo xushmad iyo garaadba lagu ogyahay iyaa u guntatay sidii xisbigeegu doorashada uugu guulaysan lahaa. Waxay muujisay inay leadership nimo iyadoo si geesinimo leh u maaraysay olalihii doorashada. AMAAL oo waliba lagu yaqaan cod kar iyo hufnaan xagga maamulka ah iyo dad la socodka waxay shacabweynaha ka kasbatay samcad heer sare ah iyadoo lagu yaqaan daacadnimo iyo iimaan adag. AMAAL waa xaas iyo hooyo qadarin iyo sharaf mutaysatay iyadoo ku darsatay hawlkarnimo iyo hufnaan u fududayn doona xilka cusub ee lagu aaminay. AMAAL oo u soo barbaariyay aabaheed Xaaji Axmad Miisaan oo ah ganacsade caan ah,

magacawgeedu waa mid taariikhiya waayo xilka loo igmaday waa mid curad ku ah Soomaliland.

Anagoo ogsoon qiimaha ay Awdal/Salal uugu fadhido shaqsiyada AMAAL waxaa cad in Madaxweyne Siraanyo soo qabtay marwo awood weyn u leh inay u adeegto dalkeeda iyo haweenka amaanta mudan ee nolosha ummadu ku xidhantahay. Madaxweynuhu wuxuu nasiib u helay inuu dalka uuga faa’ideeyo aqoonta ay leedahay marwo AMAAL. Waxaan xasuusanahay inay dhowr jeer AMAAL ka dhawaajisay, wakhtigii olelaha doorashada, in la gabay haweenka Soomaliland gaar ahaan inta u jilicsan. Waa dhacdooyin markhaati u ah siday AMAAL uga dayrin jirtay xaalada ay ku jiraan haweenka dalku. Maadaamow dareenkaas qabtay,

waxaa hubaal ah inay guul kala kulmi doonto hawsha dawladu u igmatay.
Magacowga AMAAL Xaaji A. Miisaan waa guul u soo hoyatay Haweenka Soomaliland waana dhacdo sharaf u ah gobolada ay ka soo jeedo AMAAL. Horena waxaa loo yidhi “Because man and woman are the complement of one another, we need woman’s thought in national affairs to make a safe and stable government”. (Elizabeth Cady Stanton)

Mar labaad waxaan AMAAL ku leenahay hambalyo, hambalyo, Ilaahayna hawshaas iyada ah ha kuu fudaydiyo.

N.B. halkan ka akhri maqaal horay AMAAL looga qoray:

http://www.togaherer.com/2010/07/28/new-politician-star-Amaal-xaaji-axmad-

miisaan-qalinkiiomar-muxumad/

Xubno ka mid ah Qurbajooga
Gobolada galbeed Soomaliland
ee daggan Ottawa, Canada
Comments
#1 | mulberrysale on January 30 2013 18:40:27
Mulberry Outlet and also have usually been an indispensable practical necessity, Mulberry Uk a symbol of your feminine mystique Mulberry Sale modernity and trend then you definitely should check out the latest assortment of mulberry bags. These baggage will certainly treat all your senses, Mulberry Handbags.
#2 | asicsning on March 23 2013 21:46:46
and deprive of your children, don't know will have what idea? Care, whether the children in Vibram Five Fingers Sale the countryside, or the children in the city, are born of parents, in a country, it has the authority to accept the same education
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.