Home · Hambalyo · Tacsi · Chat Room September 05 2008 18:50:01
Navigation
Random media






Somali Links
Users Online
Guests Online: 2
No Members Online

Registered Members: 20
Newest Member: Officer979
Google

Openion / Fikrada
Dastuurkii Dawladii Soomaaliya ugu Danbeysay
SIDEE WAX UGU QABANAA INTEENA NOO BAAHAN HADEY DOWLADII SIDAN ...
Dhawaqa Dhallinta Awdal: Dhacayeey Aabo i qabo, Dhakhso Hooy...
Yaa Ka Danbeeya Dhibaatada Maanta ka Taagan Soomaliya? War Lor...
GOBOLKA SALAL IYO SIDAAN U (QAYBTII KOOWAAD)
Guud Mar Dagaaladi Sokeeye ee Soomaaliya.
Ayaa Labbo Bure Looki Reer Furay ?‏
Gob Buu Ahaa Sayid Maxamad, Guni Ay Rifaysay.
MAANSADII (AYAA KUU ROON RUN YAHAY)
Ethiopia oo Nikaaxsatay ( Mehersatay ) maskaxda Siyaasiyiinta ...
GAR DIID WAA ALA DIID , GAR LABA NIN KAMA WADA QOSLISO .

Wararka Somali
Musharxa Madaxwayne Ku Xigeenka Ee Xisbiga Kulmiye Eng. Cabdiraxmaan Saylici Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Si...
04-09-2008
Baraf badan oo ka da`ay dalka Kenya
04-09-2008
Gudoomiye ku Xigeenkii hore ee Koomishanka Doorashooyinka Xirsi X. Cali oo la sii Daayey.
03-09-2008
Xulashada Riyaale ee Xayndaabka Gudoomiyayaasha Gobolka
03-09-2008
Dooxa Hargaysa oo caawa si lama filaan ah u soo rogmaday qaadayna bus
03-09-2008
Meheraddo Ganacsi oo ku Shuf Beelay Magaalada Berbera Iyo Warar kale
02-09-2008
Kulan ay caawa isugu imanyaan garabyada xisbiga Kulmiye iyo Gud.Guurtida oo ka dhex wada waan waan
02-09-2008
Fanaanadda caanka Faadumo Haldhaa oo fanki ka fariisatay una weecatay xaga diinta
01-09-2008
Ciidamadda Booliiska Berbera ayaa xabsiga u taxaabay kaluumaysato looga shakiyay inay Af-duub sameeyaan
31-08-2008
Sidee Looga Soo Dhaweeyay Bisha Barakaysana Ee Ramadaan Dalka Yemen
31-08-2008
Maxweynuhu Markuu Xadhigayga Amray wax uu Jabiyay Dastuurkii Madxweynaha ka Dhigay Isagoo Ina Rayaale ah,"W...
31-08-2008
News in English
Security Council Renews Authorization of African Union Mission
21-08-2008
Zambian President Mwanawasa Dies in a French Hospital
19-08-2008
Somalia: Ethiopian Generals to Mediate Between Leaders
12-08-2008
Chairman of Somaliland Livestock Traders Union Arrested
20-07-2008
Five aid workers kidnapped in Somalia
01-07-2008
African Union urges UN to take over Somalia peacekeeping
01-07-2008
Clinical Spain set up Germany final date
26-06-2008
Eritrea President meets and holds talks with the EU commissioner for Development and Humanitarian Aid
16-06-2008
West ignoring Ethiopian war crimes, says rights body
12-06-2008
Nine dead in Djibouti-Eritrea border clashes
12-06-2008
UN Begins Talks With Somali President, Opposition in Djibouti
02-06-2008
Obama wins Oregon, moves to brink of nomination
21-05-2008
Ethiopia to stay in Somalia till "jihadists" beaten
21-05-2008
THE AWDAL AND SALAL diaspora in London and its surroundings are invited to attend
20-05-2008
Musharxa Madaxwayne Ku Xigeenka Ee Xisbiga Kulmiye Eng. Cabdiraxmaan Saylici ...
Boorama-(SNN)-Ilaa saaka Subaxnimadii ayaa waxa magaalada Boorama laga dareemayay dhaqdhaqaaq xoogan oo ay wadato soo dhawaynta, sacabo tunka , uriyaaqa iyo muxubo u muujinta musharxa madaxwayne ku xigeenka ee xisbiga kulmiye Eng. Cabdiraxmaan Saylici iyo wafdiga Xisbiga Kulmiye ee safarka ku wehelinayay.

HALKAN KA DAAWO SAWIRADA
Baraf badan oo ka da`ay dalka Kenya
Kenya(SNN)Baraf aan la sugeyn ayaa si lama filaan ah uga da`ay dalka Kenya dhawaan, waxaana goobaha uu harqiyay barafkan ka mid ah tuulada Nyahururu oo 220 kilo mitir dhinaca waqooyiga kaga beegan caasimadda dalkaasi ee Nairobi.

Barafkan oo layaab ku noqday dadka deegaankaasi ayaa waxaa caruur, waayeelba bilaabeen in ey ku ciyaaraan mucjisadan ilaahey cirka uga keenay, iyagoo isku tuu-tuurayay islamarkaana qaarkood cunayeen.
Gudoomiye ku Xigeenkii hore ee Koomishanka Doorashooyinka Xirsi X. Cali oo la...
Hargaysa-(SNN)Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Koomisanka Doorashooyinka Somaliland Xirsi X. Cali oo muddo ku xidhnaa taliska ciidanka CIDda ayaa maanta duhurnimadii la sii daayey iyadoon wax dacwad ah maxkamada horteeda lagaga soo oogin.

sii daynta Xirsi X. Cali ilaa hada xukuumadda Somaliland wax war ah kamay soo saarin, lamana garanayo sababta ay xukuumadu u sii daysay madaama markii hore ee la xidhayey ay xadhigiisa u coskatay eedayn.
.
Xulashada Riyaale ee Xayndaabka Gudoomiyayaasha Gobolka
Burco(SNN)-Tan Iyo Intii uu xilka hayay Madaxweynaha Somaliland Daahir Riyaale Kaahin waxa uu Gobolka Togdheer u Magacaabay Laba gudoomiye oo xafiiska Badhsaabka Gobolka Isaga Danbeeyay Tan Iyo Mudadaa Lixda Sano ku Dhaweyd,

Labada Masuul ayaa Midi waxa uu ahaa Gudoomiyihii Horte ee Gobolka Togdheer Cabdi Xuseen Dheere, oo mudo shan Sano ku dhawaa ah Fadhiyay Xafiiska Badhasaabka Gobolka Togdheer,
.
Dooxa Hargaysa oo caawa si lama filaan ah u soo rogmaday qaadayna bus
Hargaysa,(SNN)- Waxa caawa abaaro sagaalkii fiidnimo saacda Hargaysa soo rogmaday dooxa weyn ee magaalda Hargaysa kaasi oo si lama filaan ah u soo rogmaday iyada oo aanay magaalada wax roob ahi ka di'in, daadkaasi ayaa caawa qaaday gaadhi bas ah oo xiligaasi ka yimid xaafda Biibsiga,isaga oo markaasi ka soo talaabaayay dooxa, goobtaasi oo uu todobaadkii hore daad ku qaatay .
Meheraddo Ganacsi oo ku Shuf Beelay Magaalada Berbera Iyo Warar kale
Berbera (SNN) Ugu yaraan laba dukaan iyo shan makhaayadood ayaa ku shuf beelay magaalada Berbera shalay duhurkii, ka dib markii dab qabsaday. sidda uu noogu soo waramayo weriyahayaga Magaalada Berbera ilaa hadda lama garanayo sababta dhabta ah ee dhalisay dabkan baabi'iyey meheradaha ganacsi ee dadka danyarta ahi lahaayeen..
Page 1 of 65 1 2 3 4 > >>
Salalnews Network Media
Menu
[ Home ] [ Randomize it ] [ Archive ]
Search
Media being used now
Latest media
There are 157 medias in 5 categories with a total of 39 votes & 0 comments
Latest YouTube Videos Click Here
Random Photo
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.