Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
News
Maxkamadda Ciidamadda Somaliland oo Xukunno Adag oo ay ka mid yihiin Dil iyo Xabsi Daa’im ku Riday Maleeshiyadii Weerartay Xerada Millateriga

Hargeysa 16 May 2012 (SNN)- Maxkamadda Ciidamadda Qaranka Somaliland ee darajada kowaad, ayaa xukunno adag oo ay ka mid yihiin dil iyo xabsi daa’im ku riday kooxdii laga qabtay maleeshiyadii shalay weerartay xerada Madaafiicda Goobta ee millatarigu ku leeyahay magaalada Hargeysa ee hore u ahayd wershadii Kabka, halkaas oo dagaal ka dhacay ay ku dhinteen 8 qof oo isugu jira saddex ciidanka ka ah, saddex maleeshiyada ka mid ahaa iyo laba qof oo shacab ah.
Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo Doorasho Tijaabo ah ku Qabtay Hargeysa

Hargeysa 16 May 2012 (SNN)- Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa doorasho tijaabo ah maanta ku qabtay magaalada Hargeysa, taas oo ay ka qaybgaleen dad cayiman, isla markaana ku eekayd hal maalin.
Ma Rabtaa Inaad Noqoto Xidig Ka Dhex Iftiima Bulshadiisa?

Boorama(SNN). Qofwalba waxa uu jecelyhay in uu noqdo qof la jecelyahay oo ixtiraam iyo mudnaan ku dhex leh bulshada uu ku dhex nool yahay. Waxa jirta in uu dadku sidiisaba jecelyahay inuu lahaado sifooyin ka madhan xumaan iyo hoosayn. Iyadooy sidaasi jirto ayaa hadana waxa la arkaa in ay dadka qaar ku kacaan falal iyo dhaqamo hoos udhigaya shakhsiyadooda iyo bulshada ka ag dhaw. Waata arintaa darteed loo yidhi “nin waliba qumanihiisa ayaa qoorta u sudhan”. Runtuna waxay tahay in aanu qofku ahayn waxa uu jecelyahay laakiin uu yahay afkaarta ka dhex guuxaysa maskaxdiisa.
Gabay Baroor Diiq ah Oo Loo Sameeyey Marxuun C/shakuur Sh.Cali Jawhar

Duco Iyo Baroor Diiq
------Abwaan Mustafe Dhinbiil-----

Aduunyada socdaalka ah
Subaxba ruux la sii sido
Saacadaha isdaba yaal
Sooyaal aduunyooy
Sawir beena inaa tahay
Tacsi Tiiraanyo Leh

INAALILAAHI Wa Inaa Ilayhi Raajicuun.

We (Naadiga bandhiga Cilmiga Iyo Caqliga) were terribly and deeply saddened to hear about the sudden death of Dr.Abdishakur Sh. Ali Jawhar. While we know that all people are given to us by Allah for but a limited time, it is still difficult to accept the death of a loved one. Our heartfelt condolence
Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuun C/shakuur Sheekh Cali Jawhar +Sawiro

Boorama(SNN) Marxuun Cabdishakuur Sheekh Cali Jawhar ayaa Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyey Magaalada Boorama Marxuunka Waxa lagu Aasay Qabuurihii Aabihii Allaha u Naxariistee, Aaska Waxa Ka Soo Qaybgalay Madaxwayne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Soomaaliland Mud:C/raxmaan Saylici, Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka ahan Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Wadani, Wasiirka Duulista iyo Hawada, Wasiirka Caafimaadka iyo Salaadiin, Aqoonyahan Xildhibaano Odayaal iyo Qaybaha Bulshada ee Kala Duwan.
Dhakhtar Muhiim ah oo kaga Baxay Somaliland Shil Gaadhi iyo Dhambaallada Tacsidiisa

Boorama 13 May 2012 (SNN)- Allaah ha u naxariistee Marxuun Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jawhar oo ahaa dhakhtar muhiim u ah reer Somaliland, ayaa maanta ku geeriyooday shil gaadhi kula dhacay jidka u dhexeeya magaalooyinka Dilla iyo Boorama ee Gobolka Awdal.
Wasiirka Caddaaladda oo Ha’yadaha Garsoorka Amray inay Dhaqangeliyaan Cashuur Cusub oo la soo Rogay

Hargeysa 13 May 2012 (SNN)- Wasiirka Caddaaladda Somaliland Xuseen Axmed Caydiid ayaa amray hay’adaha garsoorka inay bixiyaan cashuur cusub oo ah Cashuurta ku dhejinta tigidhada oo dhawaan wasaaradda Maaliyaddu soo rogtay.
Tacsi Naxdin Badan

Inaalilaah Wa Inaalilaahi Raajucuun Waxa Maanta Shil Gaadhi Ku Geeryooday Dr C/shakuur sh.Cali Jawhar Oo Ku Takhasusay Xanuunada Dhimirka, Sida ay Warar Xogogaal ah Sheegayaa Dr.C/Shakuur Waxa Gaadhiga La Saarnaa Laba Dumara Midi Xaaskiisii ayey Ahayd Midina Walaashii Lakiin Markii uu Gaadhigu Rogmaday Nasiib Daro Dr.C/Shakuur ayaa Ku Geeryooday Xaga ay Labadii Dumara ay Bad Baadeen.
Dr.Waxa uu ka soo socday Magaalada Hargaysa Waxa uuna ku soo jeeday magaalada boorama Shilku waxa uu dhacay markii uu soo gaadhay deegaanka Della isla Goobtii madaxwayne Siilaayo Shalay Lagu Soo Dhaweeyey
Maamulaha Shabakada Salalbews.com iyo Dhamaan Shaqaalaha Website ka waxay Tacsi Tiiranyo Leh u Dirayaan Dr Cadbishakuur sheekh cali jawhar Ilaahay Janadii Fardawsa haka waraabiyo.
Gudoomiye Ku Xigeenka Urur Siyaasadeedka Wadani Axmed Muumin Seed +Video

Boorama(SNN). Gudoomiye Ku Xigeenka Urur Siyaasadeedka Wadani Mud:Axmed Muumin Seed Oo Ka War Bixinaya Waxyaabihii u Qabsoomay Kadib Markii ay Ku Guulaysteen Inay Ka Soo Dhexbaxaan 15 Urur ee Kale
Sheekh C/Laahi Sh.Cali Jawhar Daawo Khudbadiisii

Boorama(SNN). Sheekh C/Laahi Sh.Cali Jawhar Oo Isna Ka Hadlay Arimo Fara Badan, Una Soo Jeediyey Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliland Mud:Siilanyo Inuu Cadaalad Ku Dhaqo Reeraha.
Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka Awdal Daawo Hadaladoodii

Boorama(SNN). Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka Awdal Xaflada Hadalo ay Ka Soo Jeediyeen Daawo
Madaxwaynaha Jamhuuriyada S/Land Oo Soo Gaadhay Boorama Daawo Khudbadiisii

Boorama(SNN). Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliland Mud:Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa Maanta Soo Gaadhay Xarunta Gobolka Awdal ee Boorama, Waxaana Safarkiisa Ku Waheliyey Wasiirka Madaxtooyada, Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha, Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Waxbarashada, Wasiirka Hawlaha Guud iyo Wasiirka Beeraha.
Khudbadihii Salaadiinta Gobolka Awdal Daawo

Boorama(SNN). Xafladii Maanta Lagu Qabtay Hutel Rays ee uu ka Qayb Galay Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliland ayaa iyana Waxa Ka Qayb Galay Salaadiinta Gobolada Awdal iyo Gabilay.
Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wafti uu Hogaaminayo oo Safar ku Tagay Borama Xadhigana ka jaray Dhisme Waddo 4 Kilo Mitir ah oo isku Xidhaysa Dila iyo Borama.
Madaxweynnaha Somaliland, Md: Axmed Maxamed Maxamuud Siillaanyo, iyo Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku tagay gobolka Awdal ee somaliland, waxaanu xadhiga ka jaray waddo cusub oo laga hirgaliyey Dilla ilaa Boorame. Madaxweynaha iyo weftigiisa waxa magaaladda Dilla kaga horyimid madaxda sare ee heer gobol iyo degmo iyo dadweyne aad u farobadan oo madaxweynaha ku soo dhoweynayey gobolka,
DRC & SONYO Oo Qalab Sports Gudoonsiisay 7-ba Kooxood oo Caynabo ah.
Musaasibad si heer sarre loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb-galeen dhamaan qaybaha bulshada sida culumaa’udiinka, Duqayda dhaqanka, dhallinyaradda iyo waxgaradka magaalo madaxda Gobolkaas Saraar ee Caynabo iyo degmooyinka hoos yimaada sida Wadaama Go’o iyo Oog taas oo ay iska kaashanayeen Hay’adda Caalamiga ah ee DRC iyo Hay’adda Wadaniga ah Dallada Dhallinyaradda Somaliland ee SONYO. Munaasibadda waxa lagu soo bandhigay ciyaaraha qalaama-rogadka (Even Show Circus) iyo ruwaayad xambaarsanayd dhambaal muujinayay khatarta tahriibka ee dhallinyaradda.
British Institute of Languege Oo Xaflad Qalin Jabin ah Qabtay +Video

Boorama(SNN). British Institute of Languege ayaa Hutel Rays Ku Qabsaday Xaflad ay arday ku Gudoonsiinayeen.
Xafladaasi Waxa Ka Soo Qayb Galay Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Awdal iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Shirkada Telesom ee Boorama.
Lataliyaha Dhinaca cashuuraha ee Wasaarada Maaliyada Daa'uud Nuur Lo'adoon +Video

Boorama(SNN). Lataliyaha Dhinaca cashuuraha ee Wasaarada Maaliyada ayaa Maaanta Soo Gaadhay Magaalada Boorama Isaga Oo Ka War Bixiyey Tigidhada Cashuuraha ee Dhawaan La Keenaya Dhamaan Gobolada Oo Dhan.
Siminaar uu Qabtay Ururka (Vosomwo) Oo Ku Saabsanaa Dadka La Haybsooco Sidee Xaqooga Loogu Soo Dhicinlahaa ama ay u Dhacsan lahaayeen +Video

Boorama(SNN) Siminaar Lagu Qabtay Boorama Oo uu soo Qaban qaabiyey Ururka (Promotion of Minorities Political Participation in Somaliland) waxaana Lagag Hadlayey oo lagu Lafa GUray Siminaarkaasi Xuquuqda Dadka Laga Tirada Badanyahay Siday u Heli Lahaayeen.
Salalnews Network Media
Menu
[ Categories ] [ Randomize It ] [ Archive ]
Search
Last Viewed
Latest
There are 236 media in 5 categories with a total of 16 votes & 0 comments
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.