Mohamed Nouron July 29 2009 14:31:00
Walaahi waa dood wanaagsan, halkan waxaan uga dirayaa salaan dadka soo qaban qaabiyay iyo kuwa inoo soo galiyayba .
Thanks Dhamaan.
Mohamed Nouron July 29 2009 14:31:51
Walaahi waa dood wanaagsan, halkan waxaan uga dirayaa salaan dadka soo qaban qaabiyay iyo kuwa inoo soo galiyayba .
Thanks Dhamaan.
Cabdoooooon August 13 2009 05:51:20
saaxiibayaal waxaan idinka codsanayaa hadii aad heli kartaa programm kale oo uu ku shaqaynaayo dhagaysaga doodani ii soo gudbiya aad iyo aad ayaan u xiisaynayaayeeee
muday calion August 26 2009 23:38:45
waa dood wanaagsan lakiin rajo beel ma aaminsani sida Axmed Ismaciil. mida kale Abdi rasaaq hada wiilashan ree waqooyi miyuu dhalay maxay sida Nabiga ugusaliyaan?war waxa iri nimanku soo tii la lahaa waa mutacalimin waxoodi Cadi Rasaaq ayay dhaafi waayeen.
bakaalon August 26 2009 23:40:37
anigu rajo ayaan ka qaba soomalia