Home Opinion-Fikrado Somali Music Forum Contact Us September 08 2010 21:55:25
Navigation
Home
Photo Galery
Salal Videos
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
Random media






Hees Cusub oo Loogu Talagalay Geb Secondary School Codkii Fanaanka Weyn Saliim Saciid Saliim
Wareysi Aanu La Yeelanay Wasiir-ku-xigeenka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cali Xaamud Jibriil
Wareysi Khaas ah oo aanu la yeelanay Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Awdal Md:Maxamed Dahir Cabdalla. .
Wareysi aanu La yeelanay Afhayeenka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Awdal Axmed Muxumad Dacar.
Wareysi aanu La yeelanay Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Awdal Amaal Xaaji Axmed Miisaan
Taariikh Nololedki Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Md:Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo)
Waraysi Aanu La Yeelanay Xog-hayaha Arrimaha dibada ee Kulmiye oo ka Waramay guusha Doorashada Somaliland.
Weriye Bashkas Jug soo dhacay Oo ka Waramay Doorashada Somaliland
Wareysi Khaas ah oo aanu la yeelanayAbwaanka caanka ah ee Soomaaliyeed Maxamuud C/laahi Ciise(Sangub)Qaybtii 1 & 2.

Waraysi aanu la yeelanay gudoomiyaha Jamaacada Eelo American University
BOORAMA(SNN)Waxaa noo suurta gashay in aanu waraysi dheer la yeelanao gudoomiyaha jaamacada (EAU) Md. Dr. Maxamuud Xuseen Cige oo aan ku booqanay xafiiskiisa oo ku yaala xarunta jaamacada dhexdeeda waxaanu nooga waramay heerarka kala duwan ee ay soo martay jaamacadu iyo arimo kale oo la xidhiidha jaamacada, waxaanay ahayd su’aashii u horaysay ee aan waydiinay sidan.





SNN: waxaad nooga waranta sababta soo aasaasay jamacada ama baahida keentay iyo markii ugu horaysay ee la bilaabay ?



Dr. Maxamuud: waxaa keentay baahida kuliyada badan oo manta ka maqan jaamacada kale ee manta dadlka ka jira sida Koombuutar saynis iyo Injineeringa iyo wixii la hal maala oo aan halkan laga helin mid labaadna waxaa jira dad badan oo shaqaale ah oo aan maalinkii waxba haleelayn markaa waa in ay helaan fursad ay wax ku baran karaan, iyaga oo Degree samaynaya,waxaana jaamacada markii u horaysy la bilaabay 2007dii waxaana fikrada aasaasida lahaa qoyska reer Xaashi Abiib oo Axmed Xaashi iyo Cabdilaahi Xaashi ayaa bilaabay, waxaanay ka kooban tahay sadex kuliyadooda oo kala ah kuliyada Koobiyuuter Saysinka, Injineernig iyo Maaraynta, mid walbna waa sii kala qaataan.

Ardayda dhigataan waxa ay dhan yihiin 282 arday oo iskuga jira gabdho iyo wiilal imikana waxaa dhiga afar iyo toban macalin oo isgu jira ajaanib iyo soomaali intaba marka kasata oo ay horey u sii socotana waa loo baahan doonaa macalimiin ajaanib ah.



SNN: inkasta oo ay hada jaamacadu ku jirto guri aad u qurux badan oo dheer hadana koritaanka jaamacada ku filaan mayo markaa maxaad ka damacsan tihiin mustaqbalka oo meelo kale ma idiin diyaarsan yihiin?



Dr. Maxamuud:een amaantaa quruxda badan ee aad sheegtay waxaan rabaa in ay dhawaan noqoto tan ugu tayada wanaagsan jaamacada s/land qorshana waxaa noogu jira maadaama ilaa laba boqol oo arday iyo in kan badan ay soo baxaan waxaan ku talo galay in aan kambas kale diyaarino waana dhaw yahay



SNN: Dr. maxamed magaca jaamacada waxaa la dhahaa EELO American University markaa garanay Eelo oo waa buur ku taala gobolka Awdal laakiin maxaa American loogu daray?



Dr.maxamuud: waxaa loogu daray waa jaamacad ay saami ku leeyihiin qorshaha magacana ay u raacaysaa in qaabka wax barsahda in uu nidaamkaa raaco dadka lehna waa sida jaamacad maraykanaka ee Qaahira iyo tan Bayruut, markaa hada waxaa gudoomiyeheeda ku magacaaban nin maraykan ah oo la dhaho William Hex markaa sidaas ayey u raacsan tahay.



SNN: waxaad ka warantaa idinka iyo jaamacada Camuud xidhiidhka idinka dhexeeya iyada oo aan ognahay in aad macalim ka hayd ama ka tahayba jaamacada camuud?



Dr. Maxamuud: aad ayuu I fiican yahay waxaanan qabaa camuud in ay tahay hooyadii jaamacadaha soomaaliya oo dhan waana tii burburka ka dibna la furay gudoomiyaha jaamacada camudna Prof: sulaymaan waa Aabah waxbarshada sare aniguna waxaa madax ka ahaa qaybta cilmi baadhista jaamacada Camuud walina waan k ahay sid tabaruc ahna waan ku dhigi jiray sanadkan u danbayeeyey oo ay UNDP-du bixiso mooye waxaanan nahay laba is dhamays tirya ee ma nihin laba tartan ku jira



SNN: side yahay xidhiidhka kale ee idink adhexeeya jaamacada kale eek u yaala qaarada Afrika iyo wadamada Carabtaba dhawaana waxaad tagtay Nyroobi hadana waxaa igu maqaalaha ah in aad Qaahira u socoto>



Dr. Maxamuud:waa jirtaa oo xidhiidh fiican ayaan qaar lenahay kuwa Kenya ku yaalana qaar baan la kulanay inkasata oo aan waqti yar aan jognay waxaa kale oo aan la kulanay safiirka masarida ooaan macalimiinka codsanay in uu noo keeno waana naga aqbalay waanu ku mahadsan yahay jaamcadu Niilayn ayaan iyada xidhiidh fiican leenahay dhawaan halkan ayey nagu soo booqdeen waxaa kale oo jirta jaamacada Tansee oo USA ku taala.



SNN: hadii aan waxbarashada halkaa ku dhaafno maxaa kale oo ka baxsan wax ay dhigtaan ardaydu oo aad samaysan?



Dr. Maxamuud: Waxaa jira inta aan maamulka ku soo biirnay in la wanaajiyo xidhiidhka ardayda iyo maamulka waxaanan samaynay gudi ay ardaydu leeyihiin wax k baxsan in aysameeyaan fasalka wax baxasan weeye isla markaana qabtaan arimo badan sida Ciyaaraha, arimaha bulshada oo ay ka qayb qaataan nadaafada wacyi galinta iyo wixii la mid ah hadana tartan ciyaaraha ah ayaa socda oo hada gabagabo kudhaw waxaa kale oo cilmi baadhis in aysameeyaan.



SNN:waxaa jira dad sidaada oo kale qurabaha jooga aqoon iyo cilmina in ay la fadhiyaana laga yaabaa maxaad u soo jeedin lahayd?



Dr. Maxamuud: Waa su’aal wanaagsan waxaanodhan lahaa in ay ka qayb qaataan waxa horu mar ah ee wadankooda ka socda islamrkaana aanay meeshaas kaliya ku xidhnaan waana muhiim in qofku ku qanacsan yahay qaabka nolosha uu ku jiro hana moodina in sidii waagii hore aan wax ku barnay oo wax barshadu bilaash ahayd qof kastaan waa in uu ka qayb qaataa wixii uu ku tari karo oo ay Matalan lacagta fiida in ay adayda qaar ka bixiyaan dadka aan awoodi Karin kii wax dhigi karaa in uu yimaado oo waqtiga qaar ay ku tabarucaan oo aanay meeshaan uu ku ekaan


Xasan Ciise
Salalnews Borama



Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Waraysi Khaasa : Ciyaartooy Xasan Waraabe Cade oo ka soo jeeda Somaliland oo ka mid ahaa Ciyaartooyadii Hore ee Soomaaliya.
Waraysi aanu la yeelanay Gudoomiyaha Ururkan horumarita wadooyinka Awdal/Salal (ASARDA), Pro:Xasan Cali Cismaan
Openion / Fikrada
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ... 
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
NOOLAATAY YIDIDIILADII NAXASHKA SAARRAYDE
Wasiirkii Hore ee Kalluumaysigu Ma Yaqaanaa Dr. Maxamed-Rashid?
Warqadda Wasiirka Afrika ee Ingiriiska, Henry Bellingham u soo diray Fay...
Codeeyoow Raqdaada lama fogeeyo
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Baroortu Orgiga ka wayn:Arinta Saado Loo Haystaa Maha Madaxweyne Rayaale...
Mabaadiida Qarsoon ee Mucaaridka Somaliland. Qaybtii 1aad.
Ma Laga Yaabaa Haduu Ku Guulaysto Doorashada Danbe Madaxwayne Rayaale...
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s philisti...
Random Photo


muuqalka borama
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
celecoxib phenytoin interaction ambien and obesity ambien dangerous cialis dish levitra viagra visit zyban viagra cialis no prescription required ambien flush from system ambien and seizures ambien study on tolerance drugs alprazolam xr ambien and scientists discover avandia class action purchase clomiphene prescription on line ambien effects ambien initial clinical trials celecoxib generic celebrex ambien cr fact sheet viagra levitra and cialis ambien compared lunesta ambien zolpidem overnight generic cialis pills email ambien causing gerd side effects bupropion diazepam cialis sales uk ambien while breastfeeding medications depakote topamax risperdol ativan cialis levitra viagra vs vs carisoprodol cheap online pharmacy buy ambien without prescription buy carisoprodol carisoprodol cheap discount cheap sildenfil with 4 free cialis pharmaceutical company that manufactures ambien purchase altace cheap online wellbutrin and buspar ambien trazadone ambien online consultatio ambien and alcoholism ambien breast feeding tramadol bupropion ambien platelette problems ambien and phantom pain claritin nurse ambien on line buy celebrex buy online cheap ambien and mental side effects online ambien prescription ambien incontinence ambien 2007 actos ambien best sleep aids com ambien problems with memory carisoprodol sale carisoprodol compare carisoprodol sale cocaine and xanax tadalafil cialis vs viagra generic ambien by watson online pharmacy cialis pills mixing cialis and viagra good price on ambien ambien sleeping medicine on line online ambien 10mg 90 pills generic order on line prescriptions cialis pills ambien shipped by fed x ambien cr and acetomeniphen ambien drug prices ambien ambien and eye fatigue buy cialis without prescription take ambien and metoprolol together nursing treatment for alcohol withdraw ambien and high blood pressure cialis dosage instructions compare cialis to levitra sonata and ambien similar cialis no prescription needed clonazepam vs valium dosage online order ciprofloxacin hydrocodone cheap prices ambien or lunesta ambien become generic when will wellbutrin sr bupropion wisconsin ambien cr 12.5mg compare generic cialis prices cheap online ambien michigan casino free alcohol mixing effexor with cialis ambien people magazine ambien for sale ambien with fedex delivery carisoprodol carisoprodol purchase celecoxib board cialis href order profile information ambien cialis depression ambien prescriptions 12.5mg ambien cr buspar dangerous with zoloft viagra cialis compare order ambien no rx drug ambien withdraw ambien cr dosage and administration celexa vs xanax cod tramadol carisoprodol zolpidem ambien drug interaction ambien zoloft ambien generic brand buy ambien on line no prescription dxm and ambien celebrex celecoxib capsules buy cialis no online prescription ambien fedex ambien baikal shop forums on buspirone and weight loss ambien and elderly and bad rxn buy alprazolam online cheap carisoprodol dan brand online ambien buy online overnight shipped where purchase celecoxib rx on line buy cialis we ambien reviews ativan valium ambien equivalent nursing babies taking augmentin buy online levitra cialis viagra ambien america prescription rx where to buy alcohol on sunday name brand ambien ordering ambien doral information online ambien oversears is ambien habit forming 10 mg of ambien ambien us based pharmacy ambien canine ambien next day nursing plan alcohol recovery xanax alcohol combined buy amoxicillin getpharma the real pharmacy can ambien kill you buy generic ambien zolpidem on sale ambien problems side effects purchase ambien online with a prescription ambien overnight canada delivery ambien skin irritation wean yourself off of ambien perscription cialis soma order carisoprodol buy ambien cr don t buy generic cialis canada prescription ambien carisoprodol online forum name order cialis cialis cialis forum pharmacy carisoprodol asa codeine ativan mg online pharmacy ambien going generic cymbalta ambien fda women viagra cialis memory loss from ambien viagra and cialis together buy ambien online wholesale mail overnight ambien alchol cialis india discount fedex overnight generic ambien ambien sanofi-aventis lunesta takeda ambien driving victims mixing alcohol and xanax wellbutrin sr bupropion utah clomid buy online no prescription ambien brand 2-day ship no prescription ambien 10mg 30 ambien and vistaril ambien from eu pharmacies cialis und viagra forum ambien drug classification arthritis celebrex celecoxib enbrel fosamax a ambien and klonopin cialis online user cialis soft tab cheap cialis buy cialis generic cialis employment urine tests ambien ambien getting prescription zolpidem ambien drug cheapest cialis uk ambien fedex delivery 30 ambien ambien coupon cr order allegra online side effectes of ambien cr buy non genaric ambien online ambien withdrawl symptoms ativan for xanax withdrawl koerier viagra cialis amsterdam cheap generic cialis mastercard worldwide delivery ambien on line-no perscription ambien memorey loss valium alcohol cheap atorvastatin online xanax and alcohol ambien ld50 celebrex celecoxib wisconsin ambien prescriptions online ambien ambien prescription online atenolol fatigue ativan overnight delivery lorazepam online pharmacy celexa seroquel combined with ambien buy overnight shipping ambien consultation fda ban on ambien ambien and teeth clenching 3.87 buy clonazepam online differences between ativan and xanax counteract ambien mix ambien and lorazapram online buspar resourse very cheap cialis buy generic levitra adhd ambien buspar and xanax for anxiety disorder ambien odd behaviors cheap celecoxib buy indentify ambien buy generic ambien at medstore clomiphene clomid fertility drugs ambien arrests bupropion and tramadol cialis pill color can atenolol cause fatigue and dizziness ambien temperature rx-partners generic cialis ambien alcohol interaction side effects for cialis enhance effects of viagra cialis ambien us customs ambien and dxm women drug alcohol rehab