Home Opinion-Fikrado Somali Music Forum Contact Us September 08 2010 21:57:06
Navigation
Home
Photo Galery
Salal Videos
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
Random media






Hees Cusub oo Loogu Talagalay Geb Secondary School Codkii Fanaanka Weyn Saliim Saciid Saliim
Wareysi Aanu La Yeelanay Wasiir-ku-xigeenka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cali Xaamud Jibriil
Wareysi Khaas ah oo aanu la yeelanay Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Awdal Md:Maxamed Dahir Cabdalla. .
Wareysi aanu La yeelanay Afhayeenka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Awdal Axmed Muxumad Dacar.
Wareysi aanu La yeelanay Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Awdal Amaal Xaaji Axmed Miisaan
Taariikh Nololedki Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Md:Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo)
Waraysi Aanu La Yeelanay Xog-hayaha Arrimaha dibada ee Kulmiye oo ka Waramay guusha Doorashada Somaliland.
Weriye Bashkas Jug soo dhacay Oo ka Waramay Doorashada Somaliland
Wareysi Khaas ah oo aanu la yeelanayAbwaanka caanka ah ee Soomaaliyeed Maxamuud C/laahi Ciise(Sangub)Qaybtii 1 & 2.

Wareysi Xiisa Badan Oo Layeelaney Fanaanka Caanka Ah Ee Reer Djibouti Xasan Wado
Hargeysa(Salalnews)Wareysi aad u xiisa badan oo uu kaga waramayo sooyaalkiisii faneed uu kaga waramayo fanaanka caanka ah ee Reer Djibouti Xasan Bile Dhinbiil(Xasan-Wado) oo ay layeeshen Shabakada Wararka SALALNEWS ayaanu qormadan FANKA idiinku heynaa.

Wareysigan oo ufanaanku kaga waramey dhinacyo badan oo fankiisa ah mar uu socdaal booqasho ah ku joogay Magaala Madaxda Somaliland ee Hargeysa waxa uu sheegay ugu horeyn sidii uu ku bilaabay fanka,halkii ugu horeysay ee uu ka bilaabay iyo xiligii uu kusoo biiray saaxada bustaanka fanka Soomaalida gaar ahaan,fanka dalka Djibouti oo uu kamid yahey xidigaha fanka ee dalkaasi aadka looga yaqaan islamarkaana,dadweynaha reer Djibouti si aadka ah u xiiseeyaan heesihiisa.

Xasan Bile Dhinbiil (Xasan-Wado),waxa uu sheegay in sideedaba uu fanka u bilaabay si goos goos ah isagoo xusay in ardeynimadiisii laga dareemi jirey in hiwaayadiisu ku dhisan tahey fanka,waxanu sheegay in uu heestiisii u horeysay ee uu qaado kuna soo galo saaxada fanka bilaabay sanadkii 1992kii xiligaas oo ku sugnaa Magaalada Diridhaba dalka Itoobiya islamarkaana ay isaga iyo saaxiibadii alifeen Ruwaayad,ay markii ugu horeysay kusoo bandhigeen,taas oo uu ka caawiyay Gudoomiyihii Magaalda Diridhaba halkaas oo uu uga gudbay Dalka Djbouti oo ay isla Ruwaayadaasi ka dhigeen .

Waxanu xusay fanaanka Xasan Bile Dhinbiil (Xasan-Wado) in ruwaayadaasi aad loo xiiseeyay isaguna fanaan ahaan uu ku lahaa heeso goos goos ah oo kor usoo qaaday fankiisa Waxanu daaha ka feyday heestii ugu horeysay ee uu fanka kusoo galey, oo ah heesta AYAAN layidhaa oo xaqiiqdii aheyd hees aad u qiima badneyd xiligaas kana turjumayasay arimo Jacayl oo qisa ahaan ku xidhiidhsaneyd dhacdo si dhab ah ugu dhacdey Fanaanka iyadoo sida uu sheegayna heestaasi uu u alifay nin Ganacsade ah oo ay saaxiib ahaayeen .

Waxa uu Xasan Wado kamarag kacey in dareenkii heestaasi oo aad usoo jiidatay Dadweynaha Reer Djibouti ay qeyb weyn ka qaadatey soo shaac bixiisii Fanaanimo.

Waxa kale oo uu intaa uga gudbay Fanaanka Xasan Wado isagoo wali kuguda jira sooyaalkiisii fanka intaa kadib in uu ka mid noqday Fanaaniinta dalka Djbouti gaar ahaan Kooxda Deegaan oo uu mudo badan ku jiray kalan soo qeyb qaatay Ruwaayado badan oo ay kusoo ban dhigeen dalalka Djbouti, Itoobiya , Yemen iyo Qadar Waxa kale oo uu intaa ku darey xogwarankiisa in uu Fanaan ahaan heesihii u horeeyay,ee uu sigaar ah ugu soo saaro Albam kalidii ah oo la dhageysto uu soo saarey sanadkii 1999kii Albamkaas oo lamagac baxey Boorame isagoo sababta Albamkiisaa ugu horeeyay kawarmey sababta uu uqaatay Magaca Magaala

Madaxda Gobolka Awdal ee Boorame,oo uu ku sifeeyay in Hees kamid ah Albamkiisa loogu magic darey Boorame waxanu carabka ku dhuftay in sababteeda uu lahaa abwaanka alifay heesta ,haseyeeshee uu dhinaca kalena isaga laftiisu uu qadarin gaar ah iyo mudnaan siiyo Magaalada Boorame waayo? waxey aheyd ayuu yidhi Fanaanku meel aan kusoo barbaarey yaraanteydii kuna soo qaatey qeybo kamid ah Waxabrashadiisii Dugsiga Sare.

Fanaanka Xasan Wado oo xiligan ka mida fanaaninta dhulka soomaalida sida aadka looga yaqaano wuxuu leeyahay heeso badan iyo Albumno badan.

Dhagayste Halkan ka dhagayso Wareysiga oo xiiso badan…..

Shiine Cilmi Kaahin – Hargeysa

Salal News



Comments
kkk on August 11 2009 16:11:27
smileysmileysmileysmileysmiley
yaasiin on August 12 2009 10:55:18
xasan wado awa fanaaniinta cusub ee badali kara kuwii hore mida labaad maaha fanaan meel kaliya ka heesa waxaan odhan karaa waa fanaan international ah
cumer saciid on August 25 2009 08:44:57
xasan dhimbiil.........waa fanan qaran oo cod macaan ......waana jilaa waana laxamiiste
ismail on September 01 2009 14:11:19
xasan wado waa fanaan wayn waxaan dodhan lahaa waxaad tahay fanaaniita loogu jecelyahay qarniga halkaa ka sii wad fankaaga marnaba ha joojin walaal xasan wado aad baan kuu taageeraa gaar ahaantay by
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Waraysi Khaasa : Ciyaartooy Xasan Waraabe Cade oo ka soo jeeda Somaliland oo ka mid ahaa Ciyaartooyadii Hore ee Soomaaliya.
Waraysi aanu la yeelanay Gudoomiyaha Ururkan horumarita wadooyinka Awdal/Salal (ASARDA), Pro:Xasan Cali Cismaan
Openion / Fikrada
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ... 
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
NOOLAATAY YIDIDIILADII NAXASHKA SAARRAYDE
Wasiirkii Hore ee Kalluumaysigu Ma Yaqaanaa Dr. Maxamed-Rashid?
Warqadda Wasiirka Afrika ee Ingiriiska, Henry Bellingham u soo diray Fay...
Codeeyoow Raqdaada lama fogeeyo
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Baroortu Orgiga ka wayn:Arinta Saado Loo Haystaa Maha Madaxweyne Rayaale...
Mabaadiida Qarsoon ee Mucaaridka Somaliland. Qaybtii 1aad.
Ma Laga Yaabaa Haduu Ku Guulaysto Doorashada Danbe Madaxwayne Rayaale...
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s philisti...
Random Photo
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
celecoxib phenytoin interaction ambien and obesity ambien dangerous cialis dish levitra viagra visit zyban viagra cialis no prescription required ambien flush from system ambien and seizures ambien study on tolerance drugs alprazolam xr ambien and scientists discover avandia class action purchase clomiphene prescription on line ambien effects ambien initial clinical trials celecoxib generic celebrex ambien cr fact sheet viagra levitra and cialis ambien compared lunesta ambien zolpidem overnight generic cialis pills email ambien causing gerd side effects bupropion diazepam cialis sales uk ambien while breastfeeding medications depakote topamax risperdol ativan cialis levitra viagra vs vs carisoprodol cheap online pharmacy buy ambien without prescription buy carisoprodol carisoprodol cheap discount cheap sildenfil with 4 free cialis pharmaceutical company that manufactures ambien purchase altace cheap online wellbutrin and buspar ambien trazadone ambien online consultatio ambien and alcoholism ambien breast feeding tramadol bupropion ambien platelette problems ambien and phantom pain claritin nurse ambien on line buy celebrex buy online cheap ambien and mental side effects online ambien prescription ambien incontinence ambien 2007 actos ambien best sleep aids com ambien problems with memory carisoprodol sale carisoprodol compare carisoprodol sale cocaine and xanax tadalafil cialis vs viagra generic ambien by watson online pharmacy cialis pills mixing cialis and viagra good price on ambien ambien sleeping medicine on line online ambien 10mg 90 pills generic order on line prescriptions cialis pills ambien shipped by fed x ambien cr and acetomeniphen ambien drug prices ambien ambien and eye fatigue buy cialis without prescription take ambien and metoprolol together nursing treatment for alcohol withdraw ambien and high blood pressure cialis dosage instructions compare cialis to levitra sonata and ambien similar cialis no prescription needed clonazepam vs valium dosage online order ciprofloxacin hydrocodone cheap prices ambien or lunesta ambien become generic when will wellbutrin sr bupropion wisconsin ambien cr 12.5mg compare generic cialis prices cheap online ambien michigan casino free alcohol mixing effexor with cialis ambien people magazine ambien for sale ambien with fedex delivery carisoprodol carisoprodol purchase celecoxib board cialis href order profile information ambien cialis depression ambien prescriptions 12.5mg ambien cr buspar dangerous with zoloft viagra cialis compare order ambien no rx drug ambien withdraw ambien cr dosage and administration celexa vs xanax cod tramadol carisoprodol zolpidem ambien drug interaction ambien zoloft ambien generic brand buy ambien on line no prescription dxm and ambien celebrex celecoxib capsules buy cialis no online prescription ambien fedex ambien baikal shop forums on buspirone and weight loss ambien and elderly and bad rxn buy alprazolam online cheap carisoprodol dan brand online ambien buy online overnight shipped where purchase celecoxib rx on line buy cialis we ambien reviews ativan valium ambien equivalent nursing babies taking augmentin buy online levitra cialis viagra ambien america prescription rx where to buy alcohol on sunday name brand ambien ordering ambien doral information online ambien oversears is ambien habit forming 10 mg of ambien ambien us based pharmacy ambien canine ambien next day nursing plan alcohol recovery xanax alcohol combined buy amoxicillin getpharma the real pharmacy can ambien kill you buy generic ambien zolpidem on sale ambien problems side effects purchase ambien online with a prescription ambien overnight canada delivery ambien skin irritation wean yourself off of ambien perscription cialis soma order carisoprodol buy ambien cr don t buy generic cialis canada prescription ambien carisoprodol online forum name order cialis cialis cialis forum pharmacy carisoprodol asa codeine ativan mg online pharmacy ambien going generic cymbalta ambien fda women viagra cialis memory loss from ambien viagra and cialis together buy ambien online wholesale mail overnight ambien alchol cialis india discount fedex overnight generic ambien ambien sanofi-aventis lunesta takeda ambien driving victims mixing alcohol and xanax wellbutrin sr bupropion utah clomid buy online no prescription ambien brand 2-day ship no prescription ambien 10mg 30 ambien and vistaril ambien from eu pharmacies cialis und viagra forum ambien drug classification arthritis celebrex celecoxib enbrel fosamax a ambien and klonopin cialis online user cialis soft tab cheap cialis buy cialis generic cialis employment urine tests ambien ambien getting prescription zolpidem ambien drug cheapest cialis uk ambien fedex delivery 30 ambien ambien coupon cr order allegra online side effectes of ambien cr buy non genaric ambien online ambien withdrawl symptoms ativan for xanax withdrawl koerier viagra cialis amsterdam cheap generic cialis mastercard worldwide delivery ambien on line-no perscription ambien memorey loss valium alcohol cheap atorvastatin online xanax and alcohol ambien ld50 celebrex celecoxib wisconsin ambien prescriptions online ambien ambien prescription online atenolol fatigue ativan overnight delivery lorazepam online pharmacy celexa seroquel combined with ambien buy overnight shipping ambien consultation fda ban on ambien ambien and teeth clenching 3.87 buy clonazepam online differences between ativan and xanax counteract ambien mix ambien and lorazapram online buspar resourse very cheap cialis buy generic levitra adhd ambien buspar and xanax for anxiety disorder ambien odd behaviors cheap celecoxib buy indentify ambien buy generic ambien at medstore clomiphene clomid fertility drugs ambien arrests bupropion and tramadol cialis pill color can atenolol cause fatigue and dizziness ambien temperature rx-partners generic cialis ambien alcohol interaction side effects for cialis enhance effects of viagra cialis ambien us customs ambien and dxm women drug alcohol rehab