Home Opinion-Fikrado Somali Music Forum Contact Us September 08 2010 21:55:51
Navigation
Home
Photo Galery
Salal Videos
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
Random media






Hees Cusub oo Loogu Talagalay Geb Secondary School Codkii Fanaanka Weyn Saliim Saciid Saliim
Wareysi Aanu La Yeelanay Wasiir-ku-xigeenka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cali Xaamud Jibriil
Wareysi Khaas ah oo aanu la yeelanay Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Awdal Md:Maxamed Dahir Cabdalla. .
Wareysi aanu La yeelanay Afhayeenka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Awdal Axmed Muxumad Dacar.
Wareysi aanu La yeelanay Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Awdal Amaal Xaaji Axmed Miisaan
Taariikh Nololedki Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Md:Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo)
Waraysi Aanu La Yeelanay Xog-hayaha Arrimaha dibada ee Kulmiye oo ka Waramay guusha Doorashada Somaliland.
Weriye Bashkas Jug soo dhacay Oo ka Waramay Doorashada Somaliland
Wareysi Khaas ah oo aanu la yeelanayAbwaanka caanka ah ee Soomaaliyeed Maxamuud C/laahi Ciise(Sangub)Qaybtii 1 & 2.

Fannaanada Ikraan Jaamac Oo Ka warantay Sooyaalkeeda Fanka
Hargeysa (SNN) – Fannaanada caanka ah ee Ikraan Jaamac Ismaaciil, ayaa ka xogwarantay taariikhdeeda fanka ilaa waqtigii ay ku soo biirtay.


Ikraan Jaamac oo iyada iyo koox kale oo fannaaniin ahi dhawaan ka soo laabteen dalka Djibouti oo ay kaga qaybgaleen maalinta Miyuusiga Adduunka oo ku beegnayd 20-kii June, ayaa waraysi ay siisay shabakada wararka ee SALAL NEWS, waxay si faahfaahsan ugaga warantay sooyaalkeeda taariikheed ee fanka maalintii ay bilowday ilaa waqtigan.


Waraysigaas oo uu Fannaanada ka qaaday weriye Cali Axmed Raabi (Cali-Seenyo) waxay ka xogwarantay siyaasibihii ay ku soo gashay fanka, waqtigii ay bilowday, cidii soo gacan qabatay iyo heesaha ay qaado kuway ugu jeceshahay.


Ikraan Jaamac waxay sheegtay in waqtigii ay fanka bilowday ay si weyn u soo gacan qabteen abwaano ay ka mid yihiin Maxamuud Cabdillaahi (sangub), Xasan Qowdhan, Maxamed Faarax, Cabdinaasir Macalin Caydiid, Cabdi Keyd, Maxamed Maxmuud Cige (Busi), Aadan Xuseen Cabdi (karoone), Xuseen Jaamac Rooble (Xaaji-Gujis), Maxamed Cabdi Xaashi (xuuro), Cabdi Iidaan Faarax iyo rag kale oo badan.


Fanaanada Ikraan Jaamac Ismaaciil ka hor intii aanay gudagalin xogwaranka fankeeda waxay carrabka ku dhufatay inay aad uga xun tahay imaatin la’aanta Hargeysa uu fooda soo gelin waayey Abwaanka Maxamuud Cabdillaahi (sangub) oo ay ku tilmaantay inuu aad ugu dadaalay oo guntiga dhiisha iskaga dhigay markii dagaaladu ka dhaceen Hargeysa 1988kii inuu Fanaaniin badan iyo dhalinyaro ka furtay ciidamadii Faqashta ee dowladii Siyaad Barre.


Hadaba Ikraan Jaamac Ismaaciil iyadoo ugu horeyn ka jawaabeysa halkii ay fanka ka bilowday iyo xiligii ay soo gashay fanka waxay tidhi; “Anigu waxan dhashay sannadkii 1972-kii anigoo ku dhashay Magaalada Hargeysa xaafadda Iftin, halkaas oo aan ku barbaaray, Dugsiga Axmed Gurey-na aan ka galay ilaa fasalkii sadexaad oo aan kaga tagay Dugsigii hoose waayo? Waxan aad u jeclaa oo hiwaayadeyduba ahayd heesaha fanka iyo miyuusiga, taas oo sabab u ahayd in aan mowjada fanka ku soo biro. Haddaan idiin xuso walaal heestii ugu horreysay ee aan masraxa ka qaado ama aan isu taago waxay ahayd heesta qaraamiga ah ee la yidhaa Jowhara Luula, oo runtii sabab u ahayd in kooxda Danan ay codkeygii iyo qaabkii aan miyuusiga u raacayey aad ula dhaceen dabeetana ay iga codsadeen in aan kooxdooda ka mid noqdo.”


Ikraan Jaamac Ismaaciil waxa kale oo uu waraysigeedaasi ku sheegay in markii ugu horreysay ee ay masrixiyadda isa soo taagto ka qayb gashay ruwaayad ay soo bandhigeen Kooxdii Danan Hargeysa taas oo magaceedu ahaa ‘War mahayside Adduun waa wager’ oo uu alifay Abwaanka Xasan Qowdhan. Wixii intaa ka dambeeyeyna wakhti kooban dabadeed hadana ay fanaanadu ruwaayadii labaad ka qayb gashey oo magaceedu ahaa ‘Anba ku ogiye maxaad la onkodi’ oo iyadana uu alifay Abwaankii Baandey, ruwaayadaas oo ay ku lahayd heeso kaalinta labaad ay iyadu jilaysey.


Waxa kale oo ay intaa ku dartey Ikraan Jaamac in ruwaayadaa ay laxamadeeda alifeen Cabdiraxmaan Dheere iyo Xaamud kaalin fiicana ay ku mutaysatey aadna ay u xiiseeyeen dadweynihii iyo Kooxdii Danan ee ay ku cusbeyd.

“Heesihii aan ku qaaday ruwaayadaas waxa ka mid ahaa ‘Ma haawala sheegnaa hoos ma isu eegnaa, howlaheena kala maqan hareeraha ma qabanaa baadida ma hoynaa geedigeena kala hadhay horseedkii halkuu maray haku soo hagaagee ma u haadinaa gacan,” ayey tidhi Ikraan Jaamac.


Fanaanada Ikraan Jaamac Ismaaciil iyadoo hadalkeeda sii wadata waxay tidhi, “Ruwaayadahaa isdaba joogay ayuu fankaygu jaran-jarada sare ku soo korey oo aan nasiib u helay waxa kale oo ruwaayadaa ii xigay oo aan haddana ka mid noqday fannaaniintii jilaysey, aniga ayaana ahaa xidigadii Ruwaayada oo hal darajo ayaan kor u kacay, markan waxanay ahayd Ruwaayadii la magac baxday ‘Calaf iyo nasiib’ oo uu alifay Xasan Qowdhan iyo Ruwaayadii kale ee ahayd ‘Gardiid waa alla diid’ oo uu alifay Jaamac Riyo, runtii waxan ku lahaa heeso qiimo badan oo aanan qaarkood ilaawi karayn, waxaana ka mid ahaa ‘Dabaal degii caashaqayga.”

Ikraan Jaamac mar ay ka waramaysa heesheeda qubanaha ah ee sida gaarka ah loogu alifay waxay xustay inay leedahay heeso badan oo ay ka mid yihiin ‘Gudi-Garasho’ oo uu alifay Abwaanka Maxamuud Cabdillaahi Sangub, laxankana uu ku ladhey Fannaankii Axmed Cali Cigaal, dadkuna waxay ku yaqaanaan ‘Jaceylkeygan gudhey godoba uma qabo.’


Waxa kale oo ay sheegtay ruwaayadaha ay ka qaybgashay ay ka mid ahaayeen Ruwaayadii ‘Aan furdaanshee furaha keen’ oo uu alifay Abwaankii Aw Kadleeye oo ay kaalin door ah ku laheyd heeso badana ka qaaday.

Ugu danbeyntiina waxay Fannaanada Ikraan Jaamac Ismaaciil xogwarankeeda ku soo gabagabeysay heesta ay ugu jeceshahay heesaheeda oo la yidhaa ‘Dunida adaan kaa helaa,’ oo uu alifay Afgooye ay dhallinyaro qurbaha joogaa ka soo daba qaadeen, arrintaas oo aanay ka raali ahayn, waxaanay ugu baaqday inay faraha kala baxaan.



Wareysiga oo aad u xiisa badan halka ka dhagayso..



Shiine Cilmi Kaahin - Hargeys
SALAL NEWS



Comments
ismahaan on August 11 2009 15:28:06
waah waah waxasa heesasmileysmiley
a.j. shire on August 12 2009 10:29:52
eeeeeeeeesha cala fanandeyda aan aadka uu siiyo ikraan jamaca ismail ilahay noo daa waa dahabee:tanoo kale


aabti ii noloow dahabey
ismahan on August 12 2009 14:27:16
kkkwkkkkkkkkkkkkkkkk wabad iga qosliyey wiilkani abtiyooy kuyeesmiley
ikraan on August 24 2009 13:33:59
alaylehe ikaraan codbay haysaa
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Waraysi Khaasa : Ciyaartooy Xasan Waraabe Cade oo ka soo jeeda Somaliland oo ka mid ahaa Ciyaartooyadii Hore ee Soomaaliya.
Waraysi aanu la yeelanay Gudoomiyaha Ururkan horumarita wadooyinka Awdal/Salal (ASARDA), Pro:Xasan Cali Cismaan
Openion / Fikrada
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ... 
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
NOOLAATAY YIDIDIILADII NAXASHKA SAARRAYDE
Wasiirkii Hore ee Kalluumaysigu Ma Yaqaanaa Dr. Maxamed-Rashid?
Warqadda Wasiirka Afrika ee Ingiriiska, Henry Bellingham u soo diray Fay...
Codeeyoow Raqdaada lama fogeeyo
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Baroortu Orgiga ka wayn:Arinta Saado Loo Haystaa Maha Madaxweyne Rayaale...
Mabaadiida Qarsoon ee Mucaaridka Somaliland. Qaybtii 1aad.
Ma Laga Yaabaa Haduu Ku Guulaysto Doorashada Danbe Madaxwayne Rayaale...
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s philisti...
Random Photo
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
celecoxib phenytoin interaction ambien and obesity ambien dangerous cialis dish levitra viagra visit zyban viagra cialis no prescription required ambien flush from system ambien and seizures ambien study on tolerance drugs alprazolam xr ambien and scientists discover avandia class action purchase clomiphene prescription on line ambien effects ambien initial clinical trials celecoxib generic celebrex ambien cr fact sheet viagra levitra and cialis ambien compared lunesta ambien zolpidem overnight generic cialis pills email ambien causing gerd side effects bupropion diazepam cialis sales uk ambien while breastfeeding medications depakote topamax risperdol ativan cialis levitra viagra vs vs carisoprodol cheap online pharmacy buy ambien without prescription buy carisoprodol carisoprodol cheap discount cheap sildenfil with 4 free cialis pharmaceutical company that manufactures ambien purchase altace cheap online wellbutrin and buspar ambien trazadone ambien online consultatio ambien and alcoholism ambien breast feeding tramadol bupropion ambien platelette problems ambien and phantom pain claritin nurse ambien on line buy celebrex buy online cheap ambien and mental side effects online ambien prescription ambien incontinence ambien 2007 actos ambien best sleep aids com ambien problems with memory carisoprodol sale carisoprodol compare carisoprodol sale cocaine and xanax tadalafil cialis vs viagra generic ambien by watson online pharmacy cialis pills mixing cialis and viagra good price on ambien ambien sleeping medicine on line online ambien 10mg 90 pills generic order on line prescriptions cialis pills ambien shipped by fed x ambien cr and acetomeniphen ambien drug prices ambien ambien and eye fatigue buy cialis without prescription take ambien and metoprolol together nursing treatment for alcohol withdraw ambien and high blood pressure cialis dosage instructions compare cialis to levitra sonata and ambien similar cialis no prescription needed clonazepam vs valium dosage online order ciprofloxacin hydrocodone cheap prices ambien or lunesta ambien become generic when will wellbutrin sr bupropion wisconsin ambien cr 12.5mg compare generic cialis prices cheap online ambien michigan casino free alcohol mixing effexor with cialis ambien people magazine ambien for sale ambien with fedex delivery carisoprodol carisoprodol purchase celecoxib board cialis href order profile information ambien cialis depression ambien prescriptions 12.5mg ambien cr buspar dangerous with zoloft viagra cialis compare order ambien no rx drug ambien withdraw ambien cr dosage and administration celexa vs xanax cod tramadol carisoprodol zolpidem ambien drug interaction ambien zoloft ambien generic brand buy ambien on line no prescription dxm and ambien celebrex celecoxib capsules buy cialis no online prescription ambien fedex ambien baikal shop forums on buspirone and weight loss ambien and elderly and bad rxn buy alprazolam online cheap carisoprodol dan brand online ambien buy online overnight shipped where purchase celecoxib rx on line buy cialis we ambien reviews ativan valium ambien equivalent nursing babies taking augmentin buy online levitra cialis viagra ambien america prescription rx where to buy alcohol on sunday name brand ambien ordering ambien doral information online ambien oversears is ambien habit forming 10 mg of ambien ambien us based pharmacy ambien canine ambien next day nursing plan alcohol recovery xanax alcohol combined buy amoxicillin getpharma the real pharmacy can ambien kill you buy generic ambien zolpidem on sale ambien problems side effects purchase ambien online with a prescription ambien overnight canada delivery ambien skin irritation wean yourself off of ambien perscription cialis soma order carisoprodol buy ambien cr don t buy generic cialis canada prescription ambien carisoprodol online forum name order cialis cialis cialis forum pharmacy carisoprodol asa codeine ativan mg online pharmacy ambien going generic cymbalta ambien fda women viagra cialis memory loss from ambien viagra and cialis together buy ambien online wholesale mail overnight ambien alchol cialis india discount fedex overnight generic ambien ambien sanofi-aventis lunesta takeda ambien driving victims mixing alcohol and xanax wellbutrin sr bupropion utah clomid buy online no prescription ambien brand 2-day ship no prescription ambien 10mg 30 ambien and vistaril ambien from eu pharmacies cialis und viagra forum ambien drug classification arthritis celebrex celecoxib enbrel fosamax a ambien and klonopin cialis online user cialis soft tab cheap cialis buy cialis generic cialis employment urine tests ambien ambien getting prescription zolpidem ambien drug cheapest cialis uk ambien fedex delivery 30 ambien ambien coupon cr order allegra online side effectes of ambien cr buy non genaric ambien online ambien withdrawl symptoms ativan for xanax withdrawl koerier viagra cialis amsterdam cheap generic cialis mastercard worldwide delivery ambien on line-no perscription ambien memorey loss valium alcohol cheap atorvastatin online xanax and alcohol ambien ld50 celebrex celecoxib wisconsin ambien prescriptions online ambien ambien prescription online atenolol fatigue ativan overnight delivery lorazepam online pharmacy celexa seroquel combined with ambien buy overnight shipping ambien consultation fda ban on ambien ambien and teeth clenching 3.87 buy clonazepam online differences between ativan and xanax counteract ambien mix ambien and lorazapram online buspar resourse very cheap cialis buy generic levitra adhd ambien buspar and xanax for anxiety disorder ambien odd behaviors cheap celecoxib buy indentify ambien buy generic ambien at medstore clomiphene clomid fertility drugs ambien arrests bupropion and tramadol cialis pill color can atenolol cause fatigue and dizziness ambien temperature rx-partners generic cialis ambien alcohol interaction side effects for cialis enhance effects of viagra cialis ambien us customs ambien and dxm women drug alcohol rehab