Wareysi Khaas ah oo aanu la yeelanay hormuudka kuliyada waxbarashada ee Jamaacada Camuud Prof:.Ridwaan Maxamed Cusmaan
Boorama(SNN)Waxaa soo suura gashay in aanu waraysi dheer la yeelano hormuudka kuliyada waxbarshada ee jaamacada Camuud Prof: Ridwaan Maxamed Cusmaan, waxaanu waraysigaas ku sheegay in ay hada dhigtaan kuliyada waxbarashad arday dhan 700 oo arday horayna ay uga qalin jabiyeen 350 arday waxanay ka baxeen ayuu yidhi qaybaha kal duwan ee kuliyadaas, waraysigaas oo taabanayo qaybo kale oo muhiim ah