Gudoomiyah dagmada Baki oo ku eedeeyay haayada DRC hawl gudan wa ay ka dib marki ay qaybin kari wayday qasaab daadsan deegaamadaasi
Boorama(SNN)Duqa damada Baki mudane Bare Jaamac Yuusaf ayaa haayada DRC ku eedeeyay hawl gab kadaib markii ay ka gaabsatay inay soo qiimayso khaaraha ay gaysteen roobabka ka da ay deegaamadaasi gudoomiyhu waxaa uu intaasi ku daray inuu ka codsanaayo haayada FAO inay kawreejiso hawlaha ay ka wado haayada DRC da deegaamada Baki iyo Ruqi noogua wreejiso haayada Coopi haayad FAO o iyadu maal galisa haayada DRC.
Mar uu kawar bixinaayay duqa dagmadau ayaa waxaau yidhi
“ hayada DRC waxa ay ka gaabisay waajibaadkeedii, waxa ay ku gacan saydhay inay ka soo jawaabto dalabkayagii ahaa in dadka loo gurmado, waxana an tani ku tilmaayayaa masuuliyad daro, waxa ay tahay hayada DRC mid ku can baxday wax qabad, la’aan, waxa ay marwalba u muuqdaan inay dalxiis yihiin.”
Waxaakale oo gudoomiyuhu ku canbaareeyay haayadani sida m,asuuliyaddaro ee ay uga soo bixi wayday hawl galo gaar ah kadib marki ay qaybini kariwayday una qaban wayday qasaab ku dadsan qaybo kamida degaanadani
Waxaakle oo ku sheegay uguna baaqay dhamaan cidwalba oo oo ay khusayso inay waxka qabato arimahsaai