Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
Waraysi aanu la yeelanay Gudoomiyaha Ururkan horumarita wadooyinka Awdal/Salal (ASARDA), Pro:Xasan Cali Cismaan
BOORAMA(SNN)Prof.:Xasan Cali Cusmaan oo ah gudoomiyaha hay’ada horumarinta wadooyinka Awdal iyo Salal ayaa waxa uu waraysi gaar ah siiyey shabakada wararka ee Salalnews isaga oo ka warmay ilaa hada waxa u qabsoomey iyo waxa ay damacsan yihiin waqtiga dhaw.

Prof.: Xasan waxa uu ku dhashay magaalada Boorama waxa uu shahaada loo yaqaano (MA) ka qaatey jaamacada Edinbrough ee waadanka Britain sanadkii 1987kii waxaanu takhasuskiisu ahaa ama yahayba (TESOL), waxaa kale oo shaahada BS uu ka qaatey kulayada lafoole qaybta luuqadaha gaar ahaan English sanadkii 1980.

Waxaa kale oo u ka soo shaqeeyey Xasan meelo badan o ay ka mid tahay isaga oo macalin ka noqday dusigii sare ee Xalane oo ku yaalay Muqdisho waxaa kale oo uu ka soo shaqeeyey Xafiiska Manaahijta ee wasaarada waxbarshada Soomaaliyadii hore, waxaa kale oo u macalin ka noqdey Jaamacdii Ummada , sidoo kale waxa uu wariye ka noqdey Radio Muqdisho sanadahii 1983-85kii.

Mudane xasan waxaa kale oo uu ka soo shaqeeyey meelo kale oo wadamada dibada ah sida Machad ku yaala wadanka Libiya 1989-1990kii waxaa kale oo uu Macalin ka noqdaya jaamacada kala ah King Faisal Universty oo ku taala wadan Sucuudiga gaar ahaan magaalada Damaam, 1991-2007dii waxaa sidoo kale macalin uu ka noqdey Jaamacada King Saudi Universaty oo Riyaadh ku taala sanadihii 2007-2009kii,

ka dib waxa uu agaasime ka noqdey Machadka la dhaho Elite Training oo magaalada Jubair ku yaala kaas oo ilaa hada uu ka tirsan yahay.
Waxaanu waraysigii u dhacay sidan



Xasan Ciise
Salalnews Boorama


Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.