Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Dr: maxamed Da'ud oo ah dhakhtar wadanka Talyaaniga waxku soo bartey,oo wadanka ka maqnaa 1981 ilaa 2009 balse wadanka booqasho ku iman jiray, 2002-diina u wareegay dalka Maraykanka.

wuxuna ka waramay markii la aas-aasay kuliyada shaybaadhka iyo wakhtigii la furay oo ah
september 2010-kii,waxa kale oo uu sheegay in kuliyada shaybaadhka lagu bilaabay ilaa dhawr iyo labatan arday,wuxuuna u dhacay wareysigii, Dr:maxamed ayla yeelatay shabakada wararka ee salalnews sidan.

kuliyada shaybaadhku waa kuliyad ka mida jamacada camuud gaar ahaana ah kuliyadii shanaad ee lagu biiriyo cafimaadka.

Waxa fikrada lagu aas-aasay inta badanlahaa gaar ahaan Dr:siciid Axmed walhad ,oo aad iyo aad ugu dadaaley inuu aas-aaso kuliyada cafimaadka oo maalinba waxku
darayey.

Gaar ahaana waxay hoos imanaysaa dalada weyn ee jamacada camuud,
prof:saleeban oo uguntaday xididadana u taagey .

Dr:Maxamed Da'ud wuxuu yidhi dalkeena oo habayaratee aan aqoonta shaybaadhka soo saarin,shaybaadhka dadkuna aad u liito lakin feedh iyo faro laab dadbadani ay ku soo
barteen,oo aanan marnaba lahayn aas-aaska tacliinta shaybaadhka,lakinse tababaro hayadaha WHO-du ay siiyeen,

Meelo ka mida shaybaadhka sida malaariyada,TB-da, kaadi dhiiga iyo waxyaabo ka mida shaybaadhka la baray dadkaas. ayaa marwalba waxaan ku dadaali jiray, inay mar
uun suurtogal noqoto, in mar uun dhulka somaliland laga aas-aaso shaybaadhka,hadaa hadii jamacad la gaadhi kari waayo,ay noqoto "diploma". lakinse nasiib wanaag markii aan imiday raga odoyada ee kuliyada cafimaadka ayaa iisoo bandhigay,

Hadaan ahay Maxamed Da'ud inan gacanka gaysankaro sidii loogu soo biirin lahaa jamacada, kuliyada shaybaadhka ee aan imika hormuudka ka ahay oo ah digree 4-sano ah.
Taasi waxay igalisay yididiilo weyn,markaa waan noqday waxanan u balan qaaday inaan soo noqdo.

September 2010-kii yaala furay kuliyadan shaybaadhka, waxana hada socda simisterkii labaad,hawshuna way socotaa. ardayda badhkood waxay yihiin kuwii shaybaadhka
ka shaqayn jiray oo aan dadka koobaadka dhignay si ay fursada u helaan,ardayda kale oo ahaa kuwo kasoo baxay dugsiyada sare.

marka sanad walba waxan ku talo jirnaa inaan qaadano ilaa 20-arday hadii Eebe yidhaa. ardayda cafimaadku labada sano ee u horeeya way wada qaataan oo waxay dhigtaan aas-aaska tacliinta oo ah saynis, sanadka 3-aad waala kala baxa,macalimiinta shaybaadhka hada qaarbaa jooga koley macalimiin kalena wadanka dibadiisa ayaan uga yeedhan doonaa hadii Illaahay yidhaa, markay labada sano ee u horeeya ay dhamadaan rajadayadu ma xuma dhinaca macalimiinta.

Dhiiri gelin:-ardayda waxanku dhiiri gelin lahaa, horta kuuliyadani shaybaadhku waa kuliyad nin soo bartay mooyee aanu ninkale qaban karin, waxan aragnaa goboladani ama somaliland pharmacy-da waala wada furta oo dawooyink waala wada iibiyaa,
lakinse shaybaadhka qofku haduuna digree wadan ama tabobar qaadan maaha mid laga shaqayn karo.

Mmarkaa ardayda waxaan leeyahay mustaqbal fiican ayaa
idinka horeeya, in aqoon fiican ay heli doonaan,in meeshay doonaanba
aykaga shaqaysan doonaan insha Alah,

Waxay noqon doonaan arday la tartama aduunyada.
shaybaadhku waa waxa qudha ee hadii aad taqaano
aanad marnaba shaqo ku waayi doonin.






Muna Cali Cabdi.
Salalnews Boorama
Comments
#1 | jacky on February 27 2013 00:49:37
It was this primary invest in of the replica handbags duplicate as well as without a doubt this primary with the web site U . S . (as a GREAT BRITAIN homeowner). All about this rolex replicas transaction had been exceptional. The actual view by itself is usually significantly better inside the hermes handbags weed versus photographs. It’s well built, superbly built as well as looks huge.
#2 | asicsning on March 23 2013 21:35:53
This bias coming from the mouth of a CPPCC member and its level is very questionable. I don't know what ms gucci belt uk Wang Pingjian is born, Vibram Five Fingers to check up three generations, may also be a peasant, if hadn't qualification as a rural children to college, mbt shoes uk wang still have a chance to be CPPCC? (smile).
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.