Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab.
Boorama(SNN)Barnaamijkii waxbarashada ayaan waxaan todobaadkan kusoo qaadan doonaa waraysi aanu la yeelanay maamulaha dugsiga sare ee Ubaya binu kacab, ka dib booqasha hawleed aanu ku tagnay dugsigaa ayaanu warasi dhicayo badan taabanaya aanu la yeelanay maamulaha dugsigaa mudane:Mustafe Muxumed Alabari waxaanan ugu horayn waydiinay goorma ayaa la furay dugsigan ?

Mustafe:waxaa la furay taariikhdu markay ahayd 1992 waqtigii burburkii Soomaliya, ee wax walba dhulka yaala ayaan isku taagney waxbarashada in sare u qaadno.

SNN:yaa ka danbeeyay fikradan in la furo dugsiga Ubaya binu kacab ?

Mustafe:waxaa ka danbeeyay dhalinyaro aqoonyahano ah oo ka timid Muqdisho iyo kuwii aan ugu imanay magaalada Borama kuwaas oo iskaashanaya ayaa furay

SNN: imisa fasal ayaad ku bilawdeen waqtigaa ? tirada macalimiinta iyo ardayduse imisa ayay ahaayeen ?

Mustafe :waxaa lagu bilaabay 2 fasal oo kiro ahaa waqtigaa, tirada macalimiintuna waxa ay ahaa yeen 7 macalin ,iyo 19 arday oo 2hablood iyo 17 wiilal ah iyo maamulaha dugsiga

SNN:goorma ayaa uu fasalkii 8aad ee u horeeyay uu u fadhiistay imtixaankii fasalka sideedaaad ?

Mustafe: waxa ay u fadhiisteen ardaydii ugu horaysay 1999

SNN: goorma ayaa la dhisay dugsiga sare ee Ubaya binu kacab ?

Mustafe : mudadii hore way isku dhexdhigan jireen dugsiga sare iyo dusiga dhexe,balse taariikhdu markay ahayd 2003 ayaan u soo wareegnay dugsigan sare oo ahaa dhisme cusub

SNN: ayaa iniga caawiyay dhismaha dugsiga sare ?
Mustafe :waxaa naga caawiyay ama gacan nagasiisay hay ad layidhaahdo Qarni ifriiqiya oo fadhigeedu yahay Hargeisa dhismaha dugsiga sare ee Ubaya binu kacab

SNN: imisa ayaa ay ahaayeen ardaydii ugu horaysay ee ka baxday dugsigan Ubaya tiro ahaan wiilal iyo hablaba?

Mustafe:waxay ahaayeen 24 wiil iyo 6 hablood ayaa ay ahaayeen dufcadii ugu horaysay ee kabaxda dugsiga sare ee Ubaya binu kacab

SNN: sida la ogsoonyahay waxa uu ka mid yahay dugsiga sare ee Ubaya dugsiyada hablaha iyo wiilasha la kala saaro ee kala gaar ay u dhigtaan maxaa ay tahay sababtu?

Mustafe :sababtu si kale ma aha balse waxaa ay ku fiicantahay waxbarashadoodu kala gaar, gaar ahaan hablaha sidaa darteed waxaa dhacday in markaan siminaarka aan galo ay nagu dhiiri galiyaan inaan sidaa ku wadno

SNN:guud ahaan waa imisa fasal hada dugsigu hablaha iyo wiilasha ?

Mustafe:guud ahaan waa 12fasal ,6fasal oo ah wiilal iyo 6 fasal oo ah hablo

SNN:waa imisa guud ahaan tirada ardayda ee hada dhigta dugsigan sare ee Ubaya binu kacab ?

Mustafe: hada waa 800 oo arday

SNN:waa imisa macalin inta hada ka hawlgasha dugsigan sare ee Ubaya binu kacab?

Mustafe:waxaa ka hawlgala 20 macalin iyo maamulaha iyo ku xigeenka marka laga reebo

SNN:waxaa jira hablo badan oo kasoo baxay jaamacada cumuud kuliyada waxbarshada,sidaa darteed maxaad u shaqaalaysiin waydeen ?

Mustafe:waa run waana su’aal fiican ma jirto hablo naga cod saday in ay kashaqeeyaan dugsigan Ubaya binu kacab waxaan raadinaynaa hablo xilkaa nagala wareega oo hablaha u dhiga

SNN: yaa idinka caawiya qalabka dugsiga xaga computerka buugaagta ?

Mustafe:waxaa naga caawiya kaliya dadka gobolka u dhashay balse ma jirto cidkale oo naga caawisa

SNN:waxaan nagu maqaala ah in dugsiga sare ee Ubaya binu kacab ay caawiyaan dad carbeed ama ururo carbeed ma jirtaa arintaas?

Mustafe :majirto arintaa malaha wadaad ahaan uun bay dadku noo yidhaahdaan waxaa caawiya carab markaa majirto arintaa

SNN:maxaad mustaq balka ku tala jirtaan in uu noqdo dugsigan Ubaya binu kacab?

Mustafe:waxaan ku tala jirnaa in aan hablaha dugsi gaar ah u samayno waqti dhaw.



Waxaa Wareysiga qaadey

Cabdulcasiis Ibraahim
Xasafiiska Salalnews Boorama
Comments
#1 | blublu on May 20 2013 05:23:29
But Captain Kidd is definitely found out, in jail, shipped breitling replica directly returning to England. Below are a few free means to read for you to expend a person's hard-earned capital. Incuding following day time shipping in the event you need youchenchilaii in order to fall Chanel bags the item around in advance of of which day time arrives! And so its potential in order to modify a existing to get utilize on the much loved, or perhaps prepare your personal celebratory pair of charms to show off of a person's enjoy at the time having. We have to express likewise have remarkable pals exactly who don't push meal upon us. A few laddered. Your area concerning the best replica watches squares is definitely the scorching zone.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.