Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Barnaamijkii waxbarashada ayaa waxa aan todobaadkan ku soo qaadan doonaa waraysi aan la yeelanay maamulaha makiska Salaaxu diin Islaamic Center markiskan oo ah markiskii ugu horeeyey ee laga furo magaalada Boorama kaasi oo ah markis boodhin ah .hadaba maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar ayaa waxa aan waydiinay.

S:maxaa ay tahay sababta kugu dhalisay in aad ka furto markiskan boodhinkaa magaaladan Boorama?

ShCumar:waxaa igu dhaliyay in aan ka furo markiskan magaalada Boorama markaan dareemay baahida ay dadweynuhu u qabaan

S: imisa qaybood ayaa uu ka kooban yahay markisku ?

Sh.Cumar:marka hore waxaan u mahad celinayaa bahda salalnews ee barnaajimkan ii sii yay fursadan,markisku waxa uu ka kooban yahay 5qaybood

S:maxaa ay kala yihiin qaybahaas ?

ShCumar:waxa ay kala yihiin qaybta boodhinka,machadka xiftiga Qur’aanka kariimka ,diploma carabi ah iyo waliba qaykale oo ah Shamsudiin oo iyaduna ah nusboodhin oo caruurta la noo keeno 7:00am ilaa 6:00pm oo markaa caruurtaas waxa ay nagu leeyihiin uun hadhimada , kabacadi waxaa celiya basas loogu talagalay ayaa galabtii rawixiya

S:marka laga hadlayo boodhinka waa nonol dhamaystiran oo ardayga cuntadiisa,nadaafadiisa,caafimadkiisa waa in uu intaba meesha ka helaa markaa ayaa idin maalgalinaya ?

ShCumar:runtii waa su’aal wacan markaa,horta cidkale oo namaal galinaysaa majirto ee anaga ayaa isku tagnay arintana samaynay bulushada na waxaan leehay in ay iyagu wax qabsankaraan ayaan leehay ALLEH ka sakaw

S:marka laga tago qaybta boodhinka ,qabaha kale ee markiska sida xaftiga Qur’aanka iyo machadka iyo nusboodhinka ma waxa dhigta kaliya caruur yar yar oo iskugu jira wiilal iyo hablo,waa weynse ma dhigtaan ?

ShCumar: waa runtaa waa horta qaybuhu waa ay badan yihiin oo waaweyn waa ay dhigtaan rag iyo dumarba leh, dumar khaas u dhigtaana waa ay jiraan laakiinse waxaa ay kula duwan uun xiliyada ay galayaan

S: qaybta boodhinka ma waxaa dhigta uu wiilal mise waa ay isku jiraan rag iyo dumarba ?
ShCumar:waqti xaadirkan waxaa dhigta qaybta boodhinka uu kaliya wiilal balse habluhu si gaar ah ayaa ay u dhigtaan, wiilasha laf ahaan tooda ma wada qaadano ee waxaan qaadanaa uun kaliya waxa ka yar 15jir

S:maxaad ka rajaynaysaa mustaqbaka dhaw?

ShCumar:waxaan karajaynayaa in aan soo saaro arday aad iyo aad u ta yaysan oo dalka iyo
dadkoodaba an faca,anoo ka faa iidaysanaya fursadan waxaan leehay walaaha dalka dibadiisa ee xagaaga imaada dalka in ay iyaguna ka faa’iidaystaan fursadan ,

Barnaamijkii waxbarashada ayaa waxa aan todobaadkan ku soo qaadanay wayraysi aanu la yeelanay maamulaha markiska salaaxudiin Islamic Center ee magaalada Boorama Sh.Cumar Axmed Cumar barnaamijkii waxbarashaduna waa naga intaa todobaadkan isaga oo muuquulaana lasoco






CabdulCasiis Cabdulaahi
Salalnews Boorama
Comments
#1 | jacky on February 27 2013 00:47:05
He actual revolving bezel is usually harsh to replica watches help turn to start with, nevertheless after getting toiled it inside rotates easy. Ravenscroft crystal is usually nutrient, and while not really the replica watches uk begining repellent, Concerning still to help the begining this particular ravenscroft crystal. The actual cyclops over the hermes handbags time eye-port looks being related to just one.
#2 | santa on March 11 2013 02:14:02
In the early years, the products offered were basic and strongly founded on conventional banking products, but in the last few years the industry is starting to see strong development in new products and services. Thanks.
Regards,
cool powerpoint templates
#3 | asicsning on March 23 2013 21:36:42
she says, one billion three hundred million population of China is a agricultural country, because our geographical environment including our five thousand years of culture, decided we is an agricultural country. Since it is an agricultural country, to protect our Chinese culture. Vibram Five Fingers She thinks Chinese culture to the general populace in the rural areas, only in the process of they live in the countryside,mens gucci belt to embody the national carrier of the inheritance, Vibram FiveFingers UK they can make our cultural heritage.
#4 | sharon199 on March 27 2013 08:13:58
Its a cool article to read by any common man. I found myself in the place of the traveller. Here lies the real worth and beauty of the article. The article had clearly demarcated the facts that are really true.
writing a dessertation
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.