Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Proff.Axmed Ismaciil samatar oo maalinti shalay ahayd kulan aad u baladhan la yeeshay jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magalada Oslo ee dalka Norway kulankas oo aha mid aad looso agasimay ayaa waxa aad ka dhehanaysay qabka iyo hananka wanaagsan ee hadalka la isku waydarsanayay.
Proff. Axmed Ismaciil Samatar oo semenarkan ku sabsana waxbarashada qiimaha ay bulshada u ledahay ugu qabtay Jamacada Oslo taariikhdu marka ay ahayd 4/5 bishan October semenarka oo ku baxayay qadaha English ka iyo Somaliga runti ahayd mid si aad u weyn loogaso qayb galay.
Proff.Axmed Ismaciil Samatar oo ka dhawajiyay in somalida sheyga kaliya ee aay dhibatada kaga baxayso ay tahayin ay waxbartan caruurtodana kula dadalan sidi aay wax u bari lahayen Proff.Axmed Ismacil kulan kale kula yelan doona Somalida ku Dhaqan Magalada Bergen ee casimada Labad ee dalka Norway.
Kulankas oo kaftan iyo hadalo badan ay dhexmarin Axmed Ismaciil Samatar iyo bulshadi meesha iskugu timaday ayaa waxa u ku dhamaday habsami.
Lasoco mardhow Waraysi Aanu La Yeelanay Proff.Axmed Ismaciil Samatar Mardhow.
college students looking for a job is not easy, the rural kids to go to university may also be unable to find work. Vibram FiveFingers UK And you see now, how much money we spent for a college student, the costs of college is to big, mbt shoes uk often a family has a Chinese college students. Finished, she said, gucci belts uk for college students to the town, don't back to the countryside.
Yang Linchuan creation of oil painting visual, compared to other old bottle of new nude artist, http://mbtshoesuksale.blog.co.uk/ the reality into the work, should also is this is a bold innovation. But from a moral point of view, clarisonic mia uk he put the creation of art based on the pain of others, is very unethical.
Absolutely informative news portal to read through. You have provided us with such useful news that satisfies our interest. The responsibility taken by you to provide quality news that fills reader’s minds with top quality news. Many thanks for your work.my construction store