Ciyaartii Xalay ee Portugal VS Czech Full Time 1:0
Boorama(SNN).Xalay ayaa waxa ay ciyaar aad u xiiso badan wada ciyaareen wadamadaCzech Republic Vs Portugal, ciyaartaasi oo aad loo wada sugaayey xiisaynayeena dadka kala taageera labada wadan,
waxa ay ku bilaamatay ciyaartu jawi xamasadaysan kaasi oo lagu furay quertel-filan ciyaartii xalay dhacday, waxa xalay taageerayaasha Portugal ay sugayeen in uu guul u soo hooyo laacibka kaliye ee ay haystaan Portugal kaasi oo ahCristiano Ronaldo,
Laba dhinac ee xalay ku tartamayey inay u soo baxaan Yurub Querter-Final ayaa midba mida kale isku dayeysay inay hal Goal ka hesho si ay Guul uga gaadho,
Hadaba waxa la is hayoba daqiiqaduhu markay socdeen 80minit ayaa waxa goal aad looga soo shaqeeyey u saxeexay kooxda Portugal Laacibkooda Wayn eeCristiano Roanaldooo xalay uga ciyaarayey khadka hore
Caawana waxaa la sugaa waaGermany VS Greeec Time:9:45 in Africa.