Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa Saaka Kormeer kedisa ku Booqday Xarunta Dawladda Hoose ee Hargeysa.
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa Saaka subaxnimadii hore markay saacadu ku beegnayd abaaro 8:00 Am, kormeer Kedisa ku soo maray habsami u socodka Xarunta Dawlada hoose ee Hargeysa

Madaxweynuhu waxa uu kormeerkiisa ku eegayey sida ay hawlaha shaqada ee Dawlada hoose u socodaan, iyo sida ay shaqadu uga socoto waaxyaha kala duwan ee ay ka kooban tahay, waxa uu kula kulmay xoghayaha fulinta ee dawlada hoose ee hargeysa, Mudane Mowliid weris Cabdilaahi oo isagu ahaa masuulka keliya ee madaxweynuhu kula kulmay xafiiskiisa halka uu ka maqnaa ku simaha Maayirka ahna ku xigeenka Maayirka Caasimada Mudane, Maxamuud Cabdilaahi Uur-cade, halka uu dalka ka maqan yahay maayirka Caasimada Hargeysa Eng. Xuseen Maxamud Jiciir, oo isagu ku maqan Dalka Debediisa.
Xoghayaha Dawlada Hoose waxa uu madaxweynaha warbixin kooban ka siiyey sida ay hawlaha dawlada hoose u socdaan iyo waxa u qabsoomay mudooyinkii u danbeeyey gaar ahaan saddex biloodkan danbe,
Intaa ka dib waxa uu madaxweynuhu kormeer ku maray Xafiiska Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha,

Xafiiska Kaydka Faylasha, Xafiiska Kala wareejinta Dhulka iyo qabashada lacag qalaad iyo Xafiiska Waaxda Cashuuraha oo madaxweynaha warbixin dheer ka siisay wixii u qabsoomay Saddex biloodkii u danbeeyey iyo lacagaha u soo xarooday.

Madaxweynaha Jamhuuriayda Somaliland waxa kormeerkiisan kediska ah ku wehelinaayey

Taliyaha Booliska JSL
Taliyaha Ciidanak Ilaalada madaxtooyada JSL
Taliye ku xigeenka Asluubta
Badhasaab ku xigeenka Gobolka Maroodi-jeex
Wasiirka Arrimaha Gudaha
Wasiirka Madaxtooyada
Protocolka Madaxtooyada









Alla Mahadleh
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.