Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
Augstina Mahiga oo Raaligalin ka Bixiyey Hadal Gef Ku ahaa Qaranimada Somaliland oo ka soo baxay Xafiiskiisa

Hargeysa 27 Nov 2012 (SNN)- Ergayga Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Augstina Mahiga ayaa raaligelin ka siiyey Somaliland warqad dhawaan ka soo baxday xafiiskiisa oo uu ku saxeexnaa magaciisa, taas oo uu Somaliland tahay gobol ka mid ah Soomaaliya, laakiin ka caydhsiisay Madaxweyne Siilaanyo oo isna warqad jawaab ah u qoray.

Augstina Mahiga oo maanta socdaal ku yimi magaalada Hargeysa, ayaa kadib kulamo uu la yeeshay Madaxweynaha iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda waxa uu warbaahinta u sheegay inuu aad uga xun yahay warqadaasi oo xafiiskiisa si khaldan uga soo baxday, isla markaana xilliga warqadaasi soo baxday uu ku maqnaa dalka Masar, waxaannu ku dooday inaanay duulimaad ku ahayn inay wax u dhimaan sharafta qaranimadda Somaliland, waxaanu xusay in Madaxweynaha iyo shacbiga Somaliland-ba ka raali gelinayo khaladkaasi.

“Waxaan ku faraxsanahay in aan mar kale imaado Hargeysa kadib dhawr bilood, laakiin safarkaygan maantu uu ka duwan yahay kuwii hore oo wuxuu ku saabsan yahay in aan raaligelin ka bixiyo warqad dhawaan xafiiskayga si khaldan uga soo baxday, taas oo magacayguna ku saxeexnaa,” ayuu yidhi Mahiga oo warbaahinta kula hadlayey xarunta Madaxtooyada Somaliland.

Waxa kale oo ergayga Qarramadda Midoobay waxa uu sheegay in socdaalkiisa oo laba maalmood qaadan doona ay ujeedadiisa qayb ka tahay sidii uu goob-joog iyo markhaati uga noqon lahaa qaabka ay u dhacayso doorashadda deegaanka ee maalinta beri dalka ka dhici doonta.




Salalnews.com/Hargeysa
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.