Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo u Ambabaxay Daminta Shaqaaqo ka Taagan Degaanka Lughaya
Lughaya 27 Nov 2012 (SNN)- Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wefti uu horkacayo, ayaa galabta u ambabaxay dhinaca degaanka Lughaya ee Gobolka Salal si ay u dejiyaan xiisad halkaas ka taagan oo dhalisay dhimashada hal qof iyo dhaawacba.
Shaqaaqada ka dhacday degaanka Lughaya oo uu keenay muran ka dhashay doorashada oo kooxo dhallinyaro ahi ay sameeyeen buuq ay kaga soo horjeedeen dad ay sheegeen inay Jabuuti kaga yimaadeen ayaa sababtay in askari ka tirsan booliska oo rasaas uu ku doonayey inuu dadkaasi ku kala eryo ay dishay qof shacab ah, kadibna ay arrintaasi dhalisay xaalad kacsan oo u dhaxaysa laba beelood.
Haseyeeshee, Madaxweyne-ku-xigeenka iyo weftigiisa ayaa halkaasi u tagay si ay u dejiyaan xaaladda degaanka ka taagan, waxaanna la filayaa inay kulamo la yeelan doona masuuliyiinta Maamulka iyo Beelaha wada dega deegaankaas oo isku maan dhaafsan ka codaynta goobaha sanaaduuqda la dhigay.
honeymooners cheap emporio armani watches . The globe is huge enicar automatic watch , there are lots of other places all for you personally to discover longines la grande ladies replica . The Bridal Club will allow you to to search out this. three: cheap replica patek philippe TimingProbably you are finding married in Oct but that's the center of hurricane time in your decided on place. rolex watch prices A honeymoon is not going to should be carried out straight soon after the marriage and also you can guide it for your number of months in advance. tag heuer replica watch four: CompromiseImmediately after all of this is actually a split for you personally both equally therefore it is important that neither of you might be selfish when generating your choices. best bvlgari copies Make sure that you the two concur on length, spot and each of the other specifics. cheap rolex watches five: Get pleasure fromBy far the most significant of these all!Both you and your companion have just been by way