Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
Natiijada Doorashada Degaanka ee Qaar ka mid ah Degmooyinka lagu Dhawaaqay
Hargeysa 01 December 2012 (SNN)- Toddoba degmo oo ka mid ah 21-ka degmo doorasho ee Somaliland ayaa maanta la shaaciyey natiijada ka soo baxday doorashadii dalka ka qabsoontay 28-kii bishii inaga tagtay iyo weliba tirada kuraasta ururrada/xisbiyadu kala heleen.

Degmooyinka maanta lagu dhawaaqay oo ay ka mid yihiin Baki iyo Saylac oo ka tirsan Gobolka Awdal, Caynaba iyo Xudun oo ka mid ah Gobolka Sool, Oodweyne oo ku tirsan Togdheer, Ceel-afwayn oo ka mid ah Sanaag iyo Sheekh oo ka tirsan Saaxil, waxa sida ka muuqata kuraasta ugu badan isku darkooda ku guulaystay xisbiga talada haya ee KULMIYE, halka ururrada kalena isku dhadhaw yihiin.

Haddaba, degmooyinka la tiriyey iyo sida ururrada/xisbiyadu u kala heleen kuraastu waxay kala yihiin sidan;

1. Natiijada Degmada Baki:

Kulmiye = 5 Kursi
Wadani = 4 kursi
Umada = 2 Kursi
Xaqsoor =1 Kursi
Dalsan = 1 Kursi
Ucid= 0 kursi
Rays=0 Kursi

2. Degmada Caynaba:

1. Kulmiye = 6 kursi
2. Rays = 4 kursi
3. Waddani = 2 kursi
4. Ummadda = 1 kursi
5. Xaqsoor = 0
6. Ucid = 0
7. Dalsan = 0

3. Degmada Ceel-afweyn:

1. Kulmiye = 8 kursi
2. Rays = 3 kursi
3. Waddani = 3 kursi
4. Ummadda = 1 kursi
5. Ucid = 1 kursi
6. Dalsan = 1 kursi
7. Xaqsoor = 0

4. Degmada Saylac:

1. Kulmiye = 6 Kursi
2. Waddani = 4 Kursi
3. Ucid = 3 Kursi
4. Xaqsoor = 2 Kursi
5. Ummadda = 1 Kursi
6. Dalsan = 1 Kursi

5. Degmada Sheekh:

1. Kulmiye = 4 kursi
2. Waddani = 4 kursi
3. Ucid = 3 kursi
4. Dalsan = 1 kursi
5. Xaqsoor = 1 kursi.

6. Degmada Xudun:

1. Waddani = 3 kursi
2. Ummadda = 1 kursi
3. Dalsan = 1 kursi
Halka Kulmiye, Ucid, Rays iyo Xaqsoor aanay ka helin wax kuraas ah.

Haddaba, 11 degmo oo ka mid ah 21-ka degmo doorasho oo ilaa hadda la tiriyey codadkooda waxay ururradu ugu kala guulaysteen sidan:

1. Kulmiye = 42 xildhibaan
2. Wadani = 32 xildhibaan
3. Ummadda = 20 xildhibaan
4. Rays = 17 xildhibaan
5. Ucid = 12 xildhibaan
6. Xaqsoor = 12 xildhibaan
7. Dalsan = xildhibaan 9.




Salalnews.com/Hargeysa
Comments
#1 | luwaky on April 23 2013 20:31:04
Rolex can be primary a new manner development. Exclusive made designer watches along with totes in the prime makes on the globe is available below. fake rolex, Cartier Duplicate, Breitling Duplicate, rolex gmt for sale, Omega Duplicate, Louis Vuitton Duplicate, Porsche Design and style Duplicate, rolex replica and others makes are generally furnished for ones variety for your will certainly. Examine your compilation of Breitling duplicate designer watches currently, every single object in the enjoy Reproductions Breitling can be basic along with manner, the good quality can be confirmed along with price ranges are generally beneficial.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.