Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
Natiijooyinka Doorashadii ka Dhacday Degmooyinka Ceerigaabo iyo Boorame oo la soo Saaray iyo Kuraasta Ururradu ku kala Guulaysteen
Ceerigaabo 03 Dec 2012 (SNN)- Natiijooyinka codbixintii doorashada ee degmooyinka Ceerigaabo iyo Boorame oo si rasmi ah loo shaaciyey, ayaa waxa hoggaaminaya kuraasta degmooyinkaasi xisbiga KULMIYE iyo ururka WADDANI.

Komishanka Doorashooyinka ee degmadda Ceerigaabo oo caawa ku dhawaaqay natiijada doorashada degmadaasi, ayaa waxay sheegeen in dadka codkooda ka dhiibtay halkaasi tiradoodu dhan tahay 66,988 qof, isla markaana 21-ka xildhibaan ee degmadaasi leedahay ay toddobada urur/xisbi mid waliba saami ka helay.
Haddaba, codadka urur waliba ka helay degmada Ceerigaabo iyo kuraasta uu ku guulaystay waxay kala yihiin sidan;

1- Waddani 18828 waxaanu helay 6 kursi

2- Kulmiye -15866 waxa uu helay 5 kursi

3- Umadda – 13919 waxa uu helay 4 kursi

4- Ucid – 5658 waxaanu helay 2 kursi

5- Rays- 5114 waxaanu helay 2 kursi

6- Xaqsoor – 4898 waxaanu helay 1 kursi

7- Dalsan – 2714 waxanu helay 1 kursi

Dhinaca kale, natiijada doorashada ee degmada Boorame oo iyadana Guddiga Doorashooyinka ee gobolkaasi ku dhawaaqay waxa sida ururradu ugu kala horreeyaan iyo kuraasta ay kala heleen yihiin sidan;

1. KULMIYE waxa uu ku guulaystay 7 kursi

2. WADDANI waxa uu helay 4 kursi

3. UCID waxa uu calfaday 3 kursi

4. UMMADDA waxa uu kasbaday 3 kursi

5. RAYS waxa uu keensaday 2 kursi

6) XAQSOOR waxa uu helay 1 kursi

7) Dalsan waxa uu nasiibsaday 1 kursi.




Salalnews.com/Hargeysa
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.