Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
Wax badan Taleefonku ma kaa lumay waxaa la soo saaray saacad kuu ilaalineysa in uu kaa lumo
Shirkada dunida kaga caanbaxday farsamaynta saacadaha noocyadooda kale duwan ee Casio oo ah shirkad, laga leeyahay dalka Japan, ayaa badka soo dhigtay, noocyo cusub oo ay u farsamaysay saacadaheeda cusub, kuwaas oo adeegyo kala duwan u qabanaya qofka sita.

Shirkadan oo muddooyinkii danbe la naawilayay waxa ay la soo shir tagto, ka dib markii shirkadaha tartanku u dhexeeyo ee dunidu, suuqyada soo galiyeen noocyo kala duwan oo saacado ah, kuwaas oo adeegyo tiro badan leh kana farsamo iyo tayo sareeya kuwii hore, ayaa todobaadkan suuqa ku soo daysay, saacad cusub oo ay ugu magac dartay G- Shock GPii 6900-taas oo adeegyo tiro badan oo tignoolajiyadeed ku hanaansan.

Saacadan ayaa leh adeega Bluetooth, kaas oo aad is barayso telefoonkaaga gacanta, ka dibna kuu sahlaya in haddii uu ka lumo ama aad arki waydo, deg deg ula xidhiidhaya ka dibna uu telefoonku samaynayo cod ay u dirayso inuu kuugu dhawaaqo, taas oo dadka telefoonada iyaga oo haysta ama alaabta uu ka dhex galo ama hore u arki kari waaya u sahlaysa in ay si fudud u helaan, haddii qof ka xaday ama ka garab qaatayna khashifaysa.

Adeegyada kale ee saacadani ku qalabaysan tahay ama Bluetooth-keedu u sahlayo qofka sita marka uu is baro, telefoonkiisa gacanta ayaa ah, in haddii qofka xaday kala fogaado meesha mulkiiluhu joogo ay u dirayso qofka telefoonku ka lumay, fariin sheegaysa qiyaasta uu telefoonku u jiro, xitaa haddii uu dabka ka saaro oo damiyo, taas oo xisaab falaadheed kugu siinaysa qiyaasta telefoonkaagi ku jiro.

Sida ay ku warantay majalada Time Magazine ee dalka Maraykanka laga leeyahay oo iyadu warkan baahisay, saacadan cusub ee Casio oo ah mid gacan ku salaax ah (Screan Touch) waa mid aan adkaysi badan u lahayn jugta iyo biyaha ku daata, waxaanay qofka iibsada uga baahan tahay in uu aad u ilaaliyo, dhinaca qiimaha ayaa isaga laftiisu ah mid wali sareeya oo dhan ilaa boqol iyo sideetan dollar, taas oo ku salaysan qiimaah saacadaha kale ee shirkadaha tartanku u dhexeeyo Casio ay suuqyada caalamka ku soo dhigeen adeegyadooda cusub.

Salalnews Desk
Nairobi Kenya
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.