Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
Ciyaarihii Gobolada Somaliland Ee sanadkan Oo dib loo dhigay ilaa bisha 1aad ee 2013-ka.
Hargeysa(SNN)Wasaarada Dhaqanka Dhaliyarada iyo Ciyaaraha ayaa dib u dhigtay waqtigii laqaban lahaa ciyaaraha Gobolada ee sanadkan 2012-ka oo ku beegnayd 15-ka bishan aynu ku jirno Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha Siciid Cali Raygal ayaa ka hadlay sababta dib loogu dhigay Ciyaaraha Gobolada waxaanu yidhi

“waxaa isku soo beegmay laba arin oo labaduba ah Hawlo Qaran oo ah tii doorashada Golaha Deegaanka iyo tii ciyaaraha markaa dad badan oo ciyaaraha ku hawl gali lahaa oo xataa dad ciyaar toy ahi ku jiraan oo ay ku jiraan dad garsoore yaal ah ayaa waxay ku mashquuleen oo ay ka shaqaynayeen arimihii doorashooyinka

dabadeedna dadkii way u saamixi wayday waxaana laga yaaba in ilaa imika uu goobihii degmooyinka Gobolada hawsha uu ka qabanayey uu jooga oo hawshii soo gabo gabaynayo hadana in Ciyaarta 15-ka bishan dhacaysa ka soo qaybgalo way yara adkaatay sidaa aawadeed waxay noqotay in dib loo dhigo.

waxa kale oo ka mida dalka waxa wax ka dhigta in ka badan 200 oo kun oo arday ah, dadkaas oo ku jiray dugsida Sare,H/Dhexe iyo jaamacadahaba waxay noosoo qorteen codsiyo oo ay leeyihiin waxaanu u baahan nahay waqti imtixaanaadka la galo oo aan filayo inay ku began tahay bisha jenuary in dib lanoogu dhigo iyagoo ah dad dhalin yaro ah oo ku ab tirade wasaarada Ciyaaraha ayaa ay naga cod sadeen dadkaasi oo ay noo keeneen waraaqo boqolaal gaadhaya inaanu la sugno waqtiga fasaxoodo ku aadan yahay

taasina waxay noqotay arin tix galinteeda leh oo aanu tix galino maadaamoo ay yihiin dadkii dhalin yarada ahaa ee danaynayey ciyaaraha inay ka qayb galaan ama daawadaan oo ay waliba ka mid yihiin dadka juwanada goosan doona ee lacanta bixin doona, arintaasina waxay noqotay mid mihiima inaanu tixgalino ardaydaa soo qortay codsiga inay ciyaara ka qayb galaan

wasiirku sidoo kale wuxuu ka hadlay waqtiga la qabandoono ciyaahii Gobolada ee sanadkan la qaban lahaa waxaanu yidhi“laga bilaabo maanta dibaa loo dhigay ciyaarihii waxaana la qaban doonaa 15-ka bisha 1aad ee 2013-ka cidkasta oo u diyaar garowdayna waxaanu ka raali galin doonaa Gobolada dhamaantood wada diyaarka ahaa ee doonayey inay bari soo baxaan

waanu ka raali galindoonaa dhamaantoodna dalka gudihiisa iyo dibadiisaba dadka jooga ee doonaya inay ka soo qayb galaan waxaanu ku war galinaynaa in bisha January ay qabsoomi doonaan ciyaarihii sadan laha ahaa aanay dhaafi doonin dibna uga dhici doonin.

Sidoo Wasiirka Wasaara Ciyaaraha Siciid Cali Raygal wuxuu ka hadlay diyaar garowga xaga Wasaarada waxaana hadalkiisii ka mid ahaa“ciyaaraha Wasaarad ahaan waanu u diyaar garawnay Gudigii hawshaa ka shaqaynayey muda hore ayaanu magacawnay garoonkiina waa laga shaqeeyoo quruxdiisa waad aragteen intiina tagtay ilaa qalabkii sida tooska ah loogu daawan lahaa baa lagu rakibay kharashkiibaa loo diyaariyey, sanadkii hore 8 Gobol baa loo qabtay sanadkan waxaanu u qabanaynaa 13-ka Gobol ee somamaliland taasaad ku garan kartaan in aanay wasaarad ahaan waxba naga qabyo ahayn”.
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.