Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
Wefti Ka Socda Xukuumada Siilaanyo Oo Isugu Jira Wasiiro Iyo Xildhibaanada Labada Gole Oo Gaadhay Saylac
Hargeysa(SNN)Wefti ka socda xukuumada Siilaanyo oo isugu jira wasiiro iyo xildhibaanada guurtida ayaa maanta gaadhay degmada Saylac si ay u dejiyaan xiisad ka dhalatay nafiijadii doorashada ee Saylac.

Wasiirku xigeenka Waxbarashada Mud. Cali Xaamud Jibriil oo ka mid ahaa weftiga oo ay saxaafadu wax ka waydiisay ujeedada safarkooda ayaa ku tilmaamay u-kuurgalida xaalada degmada Saylac ee dhinacyada nolosha, iyo siyaasada.

Wasiirku xigeenku waxa uu sheegay inay saylac u yimaadeen inay la kulmaan xildhibaanada Walaalaha ah waa sida uu hadalka u dhigayo’e ee isku maandhaafay doorashadii Saylac “ Waxaan u nimid inaan walaalayno, Saylacna laga dhiso dawlad degaan oo wada jir ah oo loo dhan yahay ayuu yidhi.

Wasiir ku xigeenku waxa uu waxba kama jiraan iyo borobugaad ku tilmaamay wararka sheegay in wafdigani Saylac u tagayo inay kala furfuran 10ka xildhibaan ee degmadaasi dhawaan ku doortay Maayarka iyo ku xigeenka waxana uu yidhi “ waxaasi waa wararkii suuqa, waxba kama jiraan, waxa aan qabanayno oo dhan saxaafada ayay u muuqan doonaan, bari ayaan u wada joognaa sidii arintan loo dhamayn lahaa, waan dhaarinaynaa xildhibaanada, waanay dooranayaan hogaanka ay iyagu isku raacaan.
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.