Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
Mudaharaad baladhan oo looga soo horjeedo Weftiga Wasiirada ah ee xukuumada Somaliland u dirtay magalada Saylac.
SNN(Saylac)Wararka nagaso gadhaya magalada Saylac ayaa waxa ay sheegayan in maanta u ka dhacay Mudaharaad aad u baladhan oo loogaso horjeedo wafti ka socda xukuumada Somaliland oo uu hogaaminayo wasiirka warshada Md. Cabdirisaaq Cali Cismaan waxa ku weheliya wasiir ku xigeenka waxbarashada Somaliland Md.Cali Xaamud Jibriil iyo Masuuliyin kale oo gaadhay maalinti shalay ahayd magalo Xebeedka Saylac.

Weftigan oo la shagayn in xukuumada ay u dirtay sidi xildhibanada golaha degaanka ee dhawan laso doortay uga dhadhacin lahayen in mayarka ay iska iloban arrintas oo ahayd mid mudoyinkaba la isku mariwayay.
sida shabakada wararka ee Salalnews ay u xaqijiyen ilo lagu kalson yahay kulan baladhan oo ay yeshen xildhibanada cusub ee golaha degaanka magalada Saylac iyo weftiga xukumada ayaa waxa la isku mari wayay arrimahi aha in Mayarka loo daayo Beesha Ciise halka ay xildhibanadu ku adkeysten arrintasi ma aha mid aan qadan karno marnaba.

Shacabka reer saylac oo arrintas ka cadhaysan ayaa saka waxa ay iskuguso baxen Mudaharaad baladhan mudaharadkas oo gilgil dhaman magalada Saylac ayaa waxa ka mid aha hadaladi mudaharadayasha aqbali mayno in aan ka tanasulno codkaga iyo anaga oo ah aqlabid in lanagu qasbo mayar aan ogolayn.

kalaso waxi kaso kordha arrintas shabakada wararka Salalnews
Salalnews Desk
Saylac
Comments
#1 | Johnny on May 07 2013 01:48:31
I’m not sure what to say about Ashley Tisdale, replica Handbags mostly because I’m not sure what it is that The Tizz does. IMDB tells me replica rolex that she works very, very regularly, far more regularly than I had ever expected, probably because I never encounter any of her work, and if I do, I never realized it was her. Not only does Ashley fake chanel seem to work a lot in children’s media, but she also does a ton of voiceover work on everything from Phineas and Ferb to Family Guy.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.