Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
Xukuumadda oo Saacad Gudaheed ku sii daysay Nin ka mid ahaa Dadkii lagu Xukumay Raashinkii Mucaawinada ahaa ee La leexsaday oo Madaxtooyada laga dhex qabtay
Hargeysa(SNN)Ciidamadda Booliiska Somaliland ayaa la sheegay inay sii daayeen Dayr Aw Faarax oo ka mid ahaa xubnihii ay Maxakamaddaha Gobolka iyo Rafcaanku ay xukunka ku rideen ee ay ku cadaatay inay Leexsadeen Raashin Mucaawino ahaa oo ay Dawladda Cumaan ugu Deeqday Somaliland, kaasoo la gu xukumay isagoo maqane ah Xadhig u dhexeeya 4 ilaa 7 Sanadood oo iyo Ganaax lacageed .Dayr Aw Faarax oo ay Booliisku baadi goobayeen balse la sheegi jiray inuu Dalka joogo ayay Ciidmadda RRU-du doraad ka qabteen Madaxtooyadda dhexdeeda, kadib markii uu ku naxay wasiirka Madaxtooyadda Xirsi X Cali oo ogaa danbigiisa balse aan meesha ka filanayn oo uu markaas ag joogay Taliyaha Booliiska Somaliland C/laahi Fadal Iimaan,

Kaasoo isla markiiba dhuftay isagoo geeyay Xarunta Baadhista Danbiyadda ee CID-da sida ay Waaheen u sheegeen dad war galeen ahi.Hase yeeshee sida ay Waaheen u xaqiijiyeen dad la socday dhacdadaasi waxa ay sheegeen saacado gudahoodba in Dayr lagu arkay isagoo Hargeysa dhex mushaaxaya danbigii lagu xukumay eel ala helayna meel lagaga cafiyay aan la garanayn. Taliyaha Booliiska Somaliland C/laahi Fadal oo aanu isku daynay inaanu wax ka weydiino maadaama ay booliisku qabteen siina daayeen ka hor intaan loo gudbin Ciidanka Asluubta oo ay ahayd in lagu wareejiyo maadaama uu xukunaa noomay suurtogelin inaanu jawaab ka helno Tefoonkiisa gacanta oo uu ka jawaabi waayay awgeed. Sii daynta Dayr Aw Faarax ayaa haddii ay dhab noqoto waxa soo baxaya tuhuno laga qabay xukuumadda, kuwaasoo la sila dhex marayay markii la xidhay Masuuliyiintii kale ee ka tirsanaa Xukuumadda ee Kiiskaasi mudada u xidhnaa, tuhunadaas oo qaadi dhigi jiray in la qabtay bilowgiiba Dayr balse Amar dhinaca Xukuumadda sare ka yimi lagu sii daayay.

Sidoo kale waxa ay doodaha ugu badnaa ee lagu falanqayn jiray intii uu Kiiskaasi qoyanaa sheegi jireen in marka horeba Dayr Aw Faarax iyo masuuliyiin ka tirsan Xukuumaddu ku shuraako ahaayeen qorshaha Lunsiga raashinkaasi, balse markii uu Fashilmay lagula Gal-gashay masuuliyiintii loo xidhay ee ay ka mid ahaayeen Badhasaabaka Gobolka Maroodi-jeex ee xilkiisii lagu soo celiyay markii ay Maxkamadda Rafacaanku danbigaasi ku weyday, Lataliyii Madaxweyne ku-xigeenka ee xadhiga Iibsaday iyo Agaasimihii Dibu-dajinta oo isna inta lagu waayay aan wali sida Xamarji la xaal marinin.Si kasta ha ahaatee talaabada qabashada Dayr Aw Faarax iyo sii dayntiisa Deg dega ahiba waxay daah rogayaan doodihii bulshada, waxaanay Xukuumadda ku tahay Falaadh aanay ka gal-galan karayn imika haddii ay cadayn waydo sababta kaliftay.
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.