Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
Maayar iyo Maayar-ku-xigeen loo Doortay Saylac iyo Qorshihii Weftiga Xukuumadda ee Boorama oo Fashilmay
Saylac 01 Jan 2013 (SNN)- Maayar iyo Maayar-ku-xigeen cusub ayaa maanta loo doortay Degmada Saylac ee xarunta Gobolka Salal oo uu muddo ka taagnaa khilaaf sida loo dooranayo tan iyo markii doorashadu dhacday.

Fadhi sharci ah oo maanta magaalada Saylac loogu qabtay xildhibaannadii ka soo baxay, ayaa 10 xildhibaan oo ah aqlabiyadda golahaasi ugu doorteen Maayar inuu noqdo Xuseen Iidle Barkhadle, halka Maayar-ku-xigeenkana uu noqday Sacad Daahir Cige.

Haseyeeshee, fadhiga oo amarkiisa ay bixisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, isla markaana uu qabtay Badhasaabka Salal Nuur Cismaan, ayaanay ka soo qaybgelin 7 xildhibaan oo isku beel ahi, kuwaas oo doonayey inay iyagu noqdaan maayarnimada Saylac.

Doorashadan maayarka iyo maayar-ku-xigeenka Saylac ayaa soo afjartay qorshe xukuumaddu ku doonaysay inay waanwaan iyo wadahadal lagu dhammeeyo maayarnimada degmadaasi ee sifaha beeleed loogu muransan yahay.

Sidaa darteedna wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayey Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo ergo u joogay magaalada Boorame, ayaa faromadhnaan kala noqday kadib markii madaxdhaqameedka iyo odayaasha reer Awdal ka diideen in wax wadahadal ah laga galo doorashada maayarnimada Saylac.





Salalnews.com/Hargeysa
Comments
#1 | blublu on May 20 2013 05:23:06
Observing on the road, girls outfitted around males red-colored soled fake chanel cambon bags, actions music rhyme, and so tempo with all the substantial back penis pumps of your definite track dealt with a different city, folks know about your symphony associated with way. You may get virtually all companies presented around girls footwear. Your footwear are usually not at all tedious. Pores and skin Chanel bags is definitely challenged having life's elements, and period, the item gradually minimizes and minimizes around elasticity and stiffness. Jointly you'll be creating pretty ideas, reserve seat tickets and accommodations, and wish every single great events you'll be able to Chanel bags expertise. Laptop computer informed as a way to lead to all of them for being funeral service possibly not simply will certainly that they read more mainly a superb indistinguishable chanel replicas, in addition that they match the very best quality inside originals.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.