Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
Wasaaradda Maaliyadda iyo Ganacsatada Jaadka Dalka Keena oo ka Heshiiyey Khilaaf ka Dhashay Cashuur lagu Kordhiyey
Hargeysa 06 Jan 2013 (SNN)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo mulkiilayaasha shirkadaha Jaadka ka ganacsata, ayaa heshiis ka gaadhay ismarinwaa u dhexeeyey oo ka dhashay cashuur kordhin wasaaraddu ku samaysay qaadka dalka ka soo geliya Itoobiya.

Cashuurta Wasaaraddu ku kordhisay jaadka Itoobiya ee soo mara Kastamka Kala Baydh oo xadigeedu dhan yahay 90 shilinka Somaliland ah halkii kiilooba ayaa dhalisay in qaar ka mid ah ganacsatadu jaadku diidaan inay bixiyaan kadibna jaad badan oo gaadiid saarani uu gubtay, iyadoo dhinaca kalena baabuur cashuurta jaadka la baxsanayey oo hubaysani ay rasaas ku dhaawaceen askar boolis ah oo ku sugnaa Kastamka Caynaba ee Gobolka Sool.

Haseyeeshee, Wasiirka Maaliyadda Md. Samaale oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa Hareysa ayaa shaaciyey in khilaasi la soo afjaray kadib kulan ay wada yeesheen mulkiilayaasha shirkadaha Jaadka soo dejiya.

Md. Samaale waxa uu sheegay in heshiiska ay wada gaadheen shirkadaha Jaadku uu yahay mid labada dhinacba wada taabanaya oo

ay Wasaaradda Maaliyadda iyo Jaadlayaashu yeesheen ayaa lagu gaadhay in ay Jaadlayaashu bixiyaan labadaas Cashuurood eek u waajibayba, halka Wasaaradda Maaliyadduna ka ogolaatay inay bixiso khasaarihii ka dhashay Lix Baabuur oo Jaad saarnaa gubtay kadib markii ay diideen cashuurta lagu kordhiyay inay bixiyaan.

“Jaadka ma cashuurno 100% oo waxa jira wax la yidhaa gacal-xashiish oo aannu ka dayno, sannadkan hadda dhammaaday waxaannu ka qaaday 85% cashuur ahaan, 15-ka soo hadhayna waa laga dhaafi jiray, markaa wasaarad ahaan waxaannu ka codsanay in aanaan 15% kaasi ka maarmayn sannadka 2013 oo aannu ku cashuurayno, iyagu waxay soo jeediyeen in aannu sugno ilaa bisha March ee sannadkan, balse markii aannu rogrognay waxaannu ku heshiinay in heshiisku sidaa ku dhaqangalo. Haseyeeshee, laba shirkadood oo ka mid ah kuwa Jaadka keena ayaan heshiiskaasi fulin oo madaxdooda oo maqnaa wakiilladii u joogay ay ku adkaatay inay fuliyaan, markaa kulan dambe oo aannu isugu nimi madaxdoodii waxaannu isku afgaranay in ay cashuurta u bixiyaan sidii lagu heshiiyey, Wasaaradda Maaliyadduna ay bixiso khasaarihii Jaadka ee maalintii bisha 1-deeda gubtay,” ayuu yidhi Wasiir Samaale.





Salalnews.com/Hargeysa
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.