Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
Adoo Hoota Ah,Oo Hadhaale Ah,Oo Hirdina Badan ,Darka Ku Horee Sideed Ku Heshaa .















Saylac(SNN) tani iyo markii lagu dhawacay natiijada doorashooyinka golaha deegaanka ee degmada Saylac ee ay xildhibaanada Samaroon ku guulaysteen aqlabiyada xildhibaanda golaha deegaanka ee degmda saylac ayaa waxaa isa soo taraya cabashooyinka iyo shirarka jaraid ee ay qabanayaan hal xildhibaan ee beesha ciise kaga jira golaha wakiilada Somaliland iyo wasiiro hore oo xilkoodii ku guul daraystay kuwaasi oo dhamaantood beesha ciise u yaqaanaan “Khasaare Ciise “.
Shirarkani jariad iyo hadalada siyaasiyiinta beesha ciise ayaa laga dhadhan sanayaa lahaansho dhul oo ay ku sheeganayaan in ay leeyihiin degmada Saylac taasi oo aanan ilaa imika jirin meherad iyo makhaayado ay ku leeyihiin degmada saylac kalka uu wasiir Duurna Waayey Guri ay ka degan yihiin degmada saylac oo uu kulan kula qaatay .
Maxay Dakhli Soo Galiyaan Beesha Ciise Somaliland .

1. Sida xaqiiqada ah dadka ciise ee Daaqsinka ku yimaada Gobolka Salal xoolaha ay dhaqdaan waxaa ay u iib geeyaan dalka jabuuti halkaasi oo marka ay sii wadana aan wax cashuur ah laga qaadin . xataa haraga xoolo ciise ee daaqsiga u yimaada G.Salal waxay u iib geeyaan Jabuuti.

2. Ma jirto wax meher ganacsi ah oo ay ku leeyihiin degmada saylac oo cashuur laga qaado waxaanay inta badan dadka ciise ku soo dagaan guriga Badhasaabka Gobolka , Guryahay kale ee Dowlada leedahay iyo kuwa bulshada ba sida Dugsiyada ,Dhakhatarada iyo xanaanoooyinka ku yaala degmada saylac .

3. Tani iyo markii uu madaxweynihii hore ee Somaliland magacaabay Gobolka Salal ilaa imika ma jirto wax guriya oo ay ka dhisteen maamulkii kala duwanaa ee heer degmo iyo heer Gobolba waxaanay guryahooda ka dhistaan Jabuuti iyo Diri-dhaba .

4. Raashinka loo keeno dadkani daaqsinka ku yimaada G.Salal ma jiraan wax cashuur ah oo laga qaado marka uu soo maraya customka Saylac taasi oo caddeyn u ah inaanay ahayn muwaadiniin Somaliland .
Isku soo wada duuboo ma jirto wax dhaqaale ah oo ay beesha ciise soo galiso Somaliland waxaanay ku yihiin somaliland dul-saar taasi maadaama ay siyaasiyiinta beesha ciise ee ku jira xukuumada somaliland miishaar ka qaataan .

Beelaha samaroon ee ku dhaqan Gobolka Salal waa
1. Cashuur biyaal (tax payers )
2. Waxay ku leeyihiin Gobolka Salal meherado ganacsi iyo guryo ay deegaan ahaan u leeyihiin kuwaasi oo dhamaantood laga qaado cashuur
Hadii Somalilandnimo iyo muwaadinimo qiimo leedahay maxaa keenay in la si barbar dhigo laba beelood oo kaaf iyo kala dheeri ah maxaase sobabay in beesha dhexe ay mar walba u xagliso dad aan dowladnimo wadaan iyo ood wadaagnimoba ka dhaxayni .
Gaba gabadii degmada saylac iyo Gobolka Salal yaa xaq u leh in uu maamulo marka laga yimaado doorasho iyo wax la halmaala ma muwaadinka cashuurta bixiya mise ninka habeenkii u hoyanaya Jabuuti oo aanan anayd muwaadin cashuurta bixiya .
Comments
#1 | asicsning on April 02 2013 05:42:47
Recently, yangcheng evening news reported that Mr. Lai lai smuggling group, mbt shoes uk the first suspect case has been suspected of smuggling, bribery crime investigation in accordance with the end, recently transferred togucci belts xiamen municipal people's procuratorate prosecution department of examination and prosecution.hermes belt uk Xiamen customs anti-smuggling bureau said lai himself backbone members on suspicion of smuggling and other criminal group,
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.