Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
Xiisadda u dhexeysa Somaliland iyo Khaatuma oo sii kordheysa

Xudun(SNN) -Wararka ka imaanaya degmada Xudun ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in shalay gelinkii dambe uu dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Somaliland iyo kuwa Khaatumo ku dhex maray, iyadoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan.

Sida ay sheegayaan wararka dagaalada oo ahaa kuwo xoogan ayaa labada dhinac isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana jira guulo labada dhinac ay kala kala sheegayaan dagaalka.
Mas’uul u hadlay Maamulka Khaatumo ayaa sheegay in dhankooda ay ka gaareen dagaalka, isla markaana labo askari kaga dhaawacantay, halka Ciidamada Somaliland ay qasaare ku gaarsiiyeen dagaalka, ayna ka qabteen maxaabiis.

Sidoo kale dhinaca Somaliland Taliyaha ciidamada milateriga ayaa sheegay in ilaa 10-maxbuus ay dagaalka uga qabteen Ciidamada Khaatumo, laakiin ma uusan sheegin qasaaraha dhankooda dagaalka ka soo gaaray.

Xiisadaha ka dhex taagan Somaliland iyo Maamulka Khaatumo ayaa soo jiitamayay in muddo ah, waxaana labada dhinac isku hayaan lahaanshaha deegaano ay Somaliland horay u qabsatay, iyadoo dhowaan siyaasiyiin ka soo jeeda SSC Wasiiro looga magacaabay Somaliland.
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.