Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
Ururka Adal Unitey And Development Ee Gobolada Awdal/Selel Iyo Gabiley Oo Deeq Raashina Maanta Gaadhsiiyay Dhakhtarka Dhimirka Boorama.

Boorama(SNN) .Ururka Adal Unity & Development ee Gobolada Awdal/Selel Iyo Gabiley ayaa maanta deeq raashina soo gaadhsiiyay Dhakhtarka dhimirka Boorama, deeqdaas oo ahayd lacag dhan $550 Dollarka maraykanka ah ayaa waxaa loogu badaly raashin dhan 34Kiish oo Bariisa oo ay kiishkiiba ku jiraan 25Kg.Deeqdan Raashinka ahaa ayaa waxaa ay ururkani soo wakiisheen kana mid ah ururkan gudoomiye C/qaadir Aadam Nuur Oo ah xidhiidhiyaha Qurba jooga iyo guda jooga Gobolada Awdal/selel

waxaana qaybinta deeqdan ku wehelinayay sarkaal sare oo isna ka tirsan ururwaynaha Samafalka TAWFIIQ Suldaan Mahdi Aadam Riiraash(Guray. Qaybinta deeqdan ayaa waxaa halkaas hadalo mahadnaq iyo fariin ka soo jeediyay Xaaji C/qaadir Aadam Nuur Iyo Dr:C/raxmaan Gurguurte waxa ayna sheegeen in deeqdani ay soo gaadhay dhakhtarkan waqti bukaanada Jiifaa ay aad ugu baahan yihiin waxa ayna mahadnaq aan la soo koobi karin u direen ururkan Adal Unity And Development sida wanaagsan ee ay u soo xasuusteen walaalahooda u baahan taakulada. Dhanka kale Dr C/raxmaan Gurguurte ayaa fariin u diray cidwalba oo ka damqanaysa dadkan bukaanka ah ee ku jira dhakhtarkan dhimirka ama dawada Banaanka ka qaata oo uu sheegay in ay gaadhayaan 200 ,Qof ay dawooyinkii bilaashka ahaa ee ay siin jireen dhamaadeen ama gabaabsi yihiin loona baahanyahay in laga wada qaybqaato sidii dadkaas bukaanka ah loogu heli lahaa dawo jooga ah oo bilaasha. Halkan Hoose Ka Daawo Hadaladii munaasabadaas raashinka lagu gudoonsiinayay oo ka dhacday dhakhtarka Dhimirka Boorama.
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.