Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
Muxuu Noqon Doonaa Mustaqbalka Siyaasadee Ee Somaliland Hadii Aan La Helin İsbedel Dhab Ah. Qalinkii,Prof.Abdirahman.A.İbrahim Qormadii,1aad.

Waxan halkan ku eegi doonaa sida ay noqondoonto mustaqbalka Somaliland inaga oo ka eegi doona dhinacyo badan oo ah qaababka bani adam ku ku cabiraan cimriga nololeed ee qoys,(family) bulsho(society), qaranba(nation) dawlad (Government) ilaa heer qaraded (continental) oo dhowr qaab side dib u eegida xaladihii uu soo maray dalal iyo xalada uu marayo hada oo loo geyay hiigsiga iyo hamiga hoganka dhabta ah oo ka turjumaya dareenka iyo kalsonida shacabka iyo qaabkale oo ah , iyo qaabkale oo ah ;

Kalsonida shacabka oo loo geeyay xidhidh koboc dhaqan dhaqale iyo hufnanta hoganku dalku u leeyahay fahman ka dhadhicinta qadiyada umada uu hoganka u yahay beesha calamka .

Hadaba waxan ku cabiri doonaa Somaliland oo ahayd shamca kaliya ee ka ifaya mandaqada aan ku noolnahay mustaqbalkeda siyasadeed iyo waxa ka hor iman kara iyo siyabaha looga bixi kara ina ga oo qadan dona cabirka ah( measurment) mustaqbalka somaliland ay tahay kalsonida shacabka oo loo geeyay maamulwanag ay la midtahay aqoonsi badhkii (half of recognition) taana macnahedu yahay geedigu wuu sii soconkaraa

Hadaba si taa aan u gu cabirno si dhab ah mamulka kulmiye ee manta talada dalka haya waxan ku egi donaa ma haystaa kalsonidii shacabka taasoo asal u ahayd mamuladii ama xukuumahadihi dalku soo maray oo ay haysteen kalsonida shacabka iyo heerka maamul wanaag intee ayuu u jiraa

Mamulka Kulmiye ma haystaa kalsonida shacabka ?

kalsonida shacabka siyaba lagu helo waxa ugu horeya in maamulku ka fogaado wax kasta oo keeni kara Eex iyo guud ahan cadalad daro waxa kale oo lagu kasbada faham dhaqan siyasadee iyo horumarinta arimaha bulshada

waxan qimanyn cad ku egaynaa oo marag madoon ah in maamulka silaanya madax da u yahay aanu soo dhisin dawlad loo simanyahay oo ka fog nin jeclaysi
lakin ku caan baxday maamul ardaa qudha uu iska dhex arko haday tahay mansabyada wawayn ee laga go aamiyo dalkeena tasuna sababtay galbeed iyo bari in ismamulo laga dhawaaqo, dhinaca arrimaha bulshada wax uu qabtay wax ka yar 15% intii qorshuhu ahaa waxana ka mid aha oo ugu horeeyay wax yabaha laga filayay ladagalanka saboolnimada oo ay asal u tahay shaqo la aanta , oo keenta wax yabaha ugu wayn ee burburiya kalsonida umadu ku qabto hogankeda


waxa laga filayay in uu la yimado mamulka kulmiye qorshe dhaqan dhaqale oo cad oo looga baxo saboolnimada baahsan ee dalka ka jirta tasoo ahayd in la helo maalgashi shisheeye qorsha ha uu ku badalayna uu yahay qorshaha qabyalada iyo qaybinta bulshada

La soco qaybta labaad
Qalinkii Prof.Abdirahman A.İbrahim
Wakilka UCİD Dalka Turkeyga
Tell:00905532028571
Email:ucid_turey@hotmail.com
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.