Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
Alshabab oo ka jawaabtay Weerarkii lagusoo qaaday Boggeeda Twitter-ka

Alshabab ayaa Hadal soo dhigtay Internet-ka iyadoo ka jawaab celinaysa xiritaan lagu sameeyay Bartii ay Kooxdu ku lahayd Twitter-ka oo ah Bog Xiriirka Bulshada loogu tala galay kuna yaala Internet-ka.



Alshabab ayaa Hadalka ay soo dhigtay Qaybta Afka Carabiga ee Twitter-keeda waxay ku sheegtay in Xiritaanka Boggeedii Ingariska ee Twitter-ka uu tusaale u yahay sida ay Reer Galbeedku u yaqaanaan Xuriyatul Qowlka.



Shalay ayaa la xiray Boggii Twitter-ka ay ku lahayd Kooxda Alshabab, gaar ahaanna qaybtii Afka Ingariiska, halkaas oo lagasoo bilaabo Dhamaadkii 2011-ka ay Kooxdu hadba Warbixinada ay soo saarto iyo Sawiradaba kusoo bandhigi jirtay.



Xiritaanka Bogga Twitter-ka ee Alshabab waxaa si aad ah u hadal haya Warbaahinta Caalamiga ah. Waxaana loo malaynayaa in tallaabadaasi lagu xiray Bogga ay qayb ka tahay Dagaalka dhanka Warbaahinta ee lagu wiiqayo Shabaabka.



Alshabab waxay seegtay gacan ku heynta Magaalooyin badan oo Soomaaliya ka mida, ka dib Weerarro hubaysan oo Ciidamada Dowladda iyo Xulufadooda ay kusoo qaadeen.



Sidoo kalena Ciidamo Dalalka Reer Galbeedka ka socda ayaa dhowr jeer Weerarro qorsheysan kusoo qaaday Fariisimo ay Kooxdu lahayd iyagoo Dayuurado Dagaal iyo Gantaalo culus adeegsaday. Waxaana u dambeeyay Weerarkii ay Kumaandooska Faransiisku dhawaan qaadeen.



Kooxdu inkasta oo ay Dagaal wajiyo badan leh kala kulmeysay Awoodo badan oo Caalami ah, waxay hadana ku dadaalaysay xoojinta Dicaayadaha dhanka Warbaahinta. Inkastoo markii lagu bilaabay Weerarada Magaalooyin badan looga saarayo ay yaraatay adeegsigii Kooxda ee Dhanka Idaacadaha.



Waxaa jiray Idaacado dhowr ah oo Shabaabka u hadli jiray markii ay Kooxdu Magaalooyinka ay Muqdisho ku jirto kaga sugnayd Dalka. Hase yeeshee markii deegaanadaas laga saaray waxay Kooxdu xoojinaysay adeegsiga dhanka Internet-ka, wallow Idaacadaheedi qaarkood ay wali ka shaqaynayaan goobaha ay Kooxdu ka taliso.
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.