Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
Agustin Mahiga oo ku baaqay in gacan laga geeysto dib usoo nooleynta Ciidanka Soomaaliya

Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Agustin Mahiga ayaa shaaca ka qaaday in aad loogu baahanyahay soo celinta dhismihii Ciidamada Soomaaliya si ay awood ugu helaan la wareegista howlaha amniga ee dalkooda.



Danjiraha oo isagoo Wadanka Itoobiya ku sugan Warbaahinta hadal siiyay ayaa xusay in haatan Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay yihiin kuwo awoodoodu ay aad u hooseeysay marka loo eego waxa looga baahanyahay oo ah inay gacanta ku dhigaan howlaha amniga ee Dalka.



Danjire Mahiga ayaa Beesha Caalamka ugu baaqay inay gacan ka geeystaan Dhaqaale lagu bixiyo dib u dhiska iyo Tababarka Ciidamada Soomaaliyeed si ay howlaha ammaanka ugala wareegaan Ciidanka AMISOM ee haatan Dalka ku sugan.



Baaqa Danjiraha ee la xiriira in Dhaqaale loo helo dib u dhiska Ciidamada Soomaaliya ayaa imaanaya iyadoo Dowladda Soomaaliyeed ay dhawaanahanba ku jirtay dadaalo lagu doonayo soo nooleynta Hay’adihii Ciidamada ee waqti hore burburay.

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.