Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
QM iyo beesha caalamka oo iska kaashanaya nabad kusoo dabaalida Soomaaliya

Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay iyo beesha caalamka ayaa sheegay inay iska kaashaan doonaan taageerada Dowlada cusub ee Soomaaliya.
Ergayga Qaramada Midoobay Somalia Mahiga ayaa ku dhawaaqay in waji cusub oo lagu taageerayo dowlada Soomaaliya ay lasoo bixi doonaan,isago sheegay inay la kaashan doonaan beesha caalamka.
Mahiga ayaa sheegay in dowlada cusub ee Soomaaliya ay ka dhigan tahay horumar Dimuqraadiyadeed oo haatan la gaaray,isagoo xusay in Qaramada Midoobay ay balan qaaday in dib loo cusbooneysiinayo wadanka geeska Africa ku yaala ee Soomaaliya.
Mahiga ayaa tibaaxay in la sameyn doono horumarin la taaban karo inta dowlada cusub ee Soomaaliya jirto.

Sanadihii dalka ay ka jiraan dowladihii kumeel gaarka ahaa ayaa waxaa la gaaraya horumaro la taaban karo oo ay ka mid yihiin doorashadii dowlada cusub ee dalka ka jirta haatan muddo 43 sano ka dib.
Qaramada midoobay ayaa cadeysay in dowlada cusub ee Soomaaliya ay ubaahan taageero dhan walba leh sida dhanka maaliyada iyo tababarida ciidamada qalabka sidda iyo dib u dhiska dalka dagaalada ay aafeeyeen.

Hadalka ayaa kusoo aaday iyadoo Madaxweynaha dalka Soomaaliya maalintii Arbacada uu la kulmay masuuliyiin ka tirsan dalalka deeq biyaasha ah iyo Qaramada Midoobay.
Waxaana maalintaa Madaxweynaha dalka uu sheegay in waxyaabaha ugu muhiimsan ee dowladiisa ay u baahan tahay dhanka taageerada dhaqaaalaha,waxaana sidoo kale uu ka dhawaajiyay waxyaabaha u muhiimsan dowladiisa ay tahay siyaasad lagu maamulayo dhaqaalaha.
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.