Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
News
Xukuumadda oo Go’aansatay Ururinta iyo Iibinta Biraha Iskaraabka ah ee Dalka

Hargeysa (SNN)- Madaxweyaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta soo saaray wareegto uu ku amray in xukuumaddu ururiso, isla markaana iibiso biraha iskaraabka ah ee dalka yaal.
Ingiriiska oo Digniintiisii Ammaan-darro ee Somaliland ku Muqdiso iyo Maraykanka oo sii Adkeeyey Cunoqabayntiisa Soomaaliya

London (SNN)- Dawladda Boqortooyada Ingiriiska, ayaa digniinteedii ammaan-darro ee ay hore uga soo saartay Somaliland iyo Soomaaliya wax-ka-beddel ay ku samaysay ku koobtay magaalada Muqdisho oo ay sheegtay in laga fulinayo weerraro argagixiso khatar ah.
Waqooyiga Kuuriya oo ku Dhawaaqday Xaalad Dagaal iyo Ruushka oo ka Digay in Xaaladdu Faraha ka Baxdo

Pyongyang 30 Mar 2013 (SNN)- Dawladda Waqooyiga Kooriya ee dunida kale uga go’doonsan damaceeda Nukliyeerka, ayaa ku dhawaaqday xaalad dagaal ay ku qaado dalalka Maraykanka iyo Koonfurta Kuuriya.
Xaaladda Caafimaad ee Madaxweynihii hore South Africa oo Habeenkii Saddexaad u Hoyday Cusbitaalka

South Afrika 30 Mar 2013 (SNN)- Madaxweyihii hore ee Koonfur Afrika Mr. Nelson Mandela, ayaa xaaladdiisu ka soo raynaysaa kadib markii uu habeenkii saddexaad oo xidhiidh ah u hoyday cusbitaalka oo loo dhigay xannuun ka haya Sanbabada.
Shirkadda Dahabshiil oo ka mid Noqotay Muslimiinta Ingiriiska ee lagu Abaalmariyo Horumarka ay Sameeyeen

London (The Muslim News)- Shirkadda Dahabshiil ayaa ku guulaysatay inay ka mid noqoto muslimiinta horumarka ballaadhan ka sameeyey dalka Ingiriiska oo la siiyo abaalmarin caalami ah oo ay ku mutaysteen waxtarkooda muuqda.
Shacabka oo Gacmo-furan ku soo Dhaweeyey Weftigii Madaxwayne Siilaanyo oo Hargeysa ku soo Laabtay

Hargeysa 29 Mar 2013 (SNN)- Weftigii Madaxwaynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ee ka soo laabtay safarki ay ku tageen dalka Imaaraadka Carabta, ayaa ku soo guryo noqday shalay caasimadda dalka ee Hargeysa kadib markii ay hal habeen u hoyden magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil, iyadoo shacabku si weyn u soo dhaweeyey natiijada ka soo baxday safarkaasi.
Faysal Cali-waraabe oo Guul ku Tilmaamay Safarradii u Dambeeyey ee Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa (SNN)- Guddoomiyayaasha xisbiyada UCID iyo KULMIYE – Eng Faysal Cali-waraabe iyo Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay natiijada safarkai weftiga reer Somaliland ee Madaxweynuhu hoggaaminayey kaga soo noqdeen dalka Imaaraadka Carabta.
Ciidanka Qaranka oo Jabuuti u gacan geliyay sarkaal wasaaradda Gaadiidka ka tirsan oo soo baxsaday.
Bariisle(SNN) Ciidanka Qaranka Bariisle ee Gobolka Selal ayaa shalay dib ugu dhiibay Xukuumadda Jabuuti Sarkaal ka tirsan wasaaradda Gaadiidka dalkaasi oo ka soo baxsaday, kaasoo la yidhaahdo Maxamed Aadan Xsueen watayna gaadhi Layla Calawi ah. Sida uu ku soo waramay Wariyaha Waaheen ee Gobolka Selal Sarkaalka ka tirsan Dalka Jabuuti waxa uu xuduudka Somaliland iyo Jabuuti ka soo talaabay isla shalay halkaas oo ay Ciidanka Qaranku ku qabteen, kadibna dib ugu celiyeen dalkiisii iyagoo u dhiibay Ciidanka Jabuuti ee Lawyacado.
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Ahna Ku Simaha Xilka Madaxweynaha Oo Tacsi U Diray Qoyskii Iyo Qaraabadi Uu Ka Baxay Ala U Naxariiste Marxuum Abiib Xaadi Jaamac.
Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, ahna ku simaha Madaxweynaha JSL, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo kan shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, Ehelkii, Qarabadii, Qoyskii Asxaabtii iyo shacbiga reer somaliland ee uu ka baxay ALLE HA U NAXARIITSEE MARXUUM ABIB XADI JAAMAC oo ku geeriyooday Dalka Maraykanka.
Sheeko Qosol Badan oo Dhex martay Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Wasiirka Arimaha Dibada Marwo Fowsiya.

Tariikhdu markii ay ahay 4/3/2013 waxaa Dalka Dooxa Qadar Wafti ugu anbabaxay Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafti uu hogaminayo..

Boqor Geedi Cusmaan Nuur iyo Boqorada Hodan Maxamed Cumar Oo Maanta oo Khamiist ah Bishuna tahay 07/02/13 uu Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Boorama

Adeero Cabdilaahi Cumar Warsame
Pro Nuur Cabdi Nuur ,Xaaskiisa iyo caruurtiisa
Khadar Maxamed Xassan...

Xisbiga Wadani oo dalbaday inaan Doorashada Madaxtinimada dib loo dhigin

Burco(SNN) Garab ka Mid Urur siyaasadeedkii Rays ayaa shalay ku biiray Xisbiga wadani. Garabkan oo ay ka mid aheeyeen, Siyaasiin, Xidhibaano Goloha degaanka ah, Cuqaal, Salaadiin, Madaxkale, iyo Haween, ayaa ka kala Socday Gobolada Togdheer, Sanaag iyo saraar. waxaana Xaflad loogu qabtay Hotel deero ee Magaalada Burco.

Madaxwaynaha Dalka Venezuela, Hugo Chavez. ayaa lagu dhawaaqay in uu dhintay+Video

Hadalkna waxaa si rasmi uu sii daayay Madaxweyne ku xigeenka Nicolas Maduro, oo telefishinka ka hadlay.
Mr Chavez -- oo ahaa 58 jir waxa uu talada dalka hayay 14 sano.
Madaxweynaha ayaa waxa hayay xanuunka kansarka oo laga daweynayay.
Dowladda Venezuela ayaa xalay uun sheegtay in dhibaatada dhinaca neefsashada ka haysay Madaxweynahooda Xanuunsan ee Hugo Chavez ay ka sii dartay.
TOOS: Uhuru Kenyata Oo Hogaaminaya Codadka Ilaa Hadda La Tiriyey Oo Gaadhaya 5 Milyan Oo Cod

Nairobi (SNN), 05, March, 2013- Musharaxa Uhuru Kenyata ayaa ilaa hadda hogaaminaya codadka la tiriyey, iyada oo aan la ogaan karin cida si toos ah ugu guulaysatay xilka madaxweynenimo, maadaama oo ay hadheen codad aad u tiro badan oo ay ku kala bixin karaan.

xoghayaha fulinta dawlada hoose ee demada tog wajaale oo maanta ka bilaabay olole lagu nadiifinayo magaalada

Tog walaaje(SNN) degmada tog wajaale oo ku taala marin xuduudeeedka udhexeeya somaliland iyo ethiopia islamarkaana ah xarunta ugu wayne ee ganacsiga somaliland ayna ku taalo saylada xoolaha nool ee ugu balaadhan geeska afrika magalaada wajaaleoo ay soo mareen maamulo kala duwan ayaanay hore aanay ugu guulaysan inay waxka qabtaan nadaafada magaalada iyo nawaaxigeeda islamarkaana qashinku meel walba tuulnaanjiray..
TOOS U DAAWO TIRINTA CODADKA DOORASHADA MADAXTINIMADA EE KENYA OO SIDA LA OGYAHAY UU KU HOREEYAAN UHUTU KENYATA IYO RYLA UDHINGA LIVE..

TOOS U DAAWO TIRINTA CODADKA DOORASHADA MADAXTINIMADA EE KENYA OO SIDA LA OGYAHAY UU KU HOREEYAAN UHUTU KENYATA IYO RYLA UDHINGA LIVE..
Masuuliyiinta Heer Gobol Iyo Heer Degmo Oo Markii Ugu Horaysay Kawada Maqan Gobolka Awdal iyo Dareenka Ku Xeeran

Boorama (SNN) Masuuliyiinta Heer Gobol iyo Heer Degmo oo gabi ahaanba ka caraabay Gobolka Awdal gaar ahaan magaalada uu fadhigoodu yahay ee Boorama ayaa bulshada ku dhaqan magaalada Boorama walaac ka muujisay kaasi oo ay sheegeen in hawlo badani kaga xidhnaayeen Masuuliyiintani .

Lumista Kalsoonida Shacabka Somaliland.

Sida loo wada ogsoon yahay inuu dalkeenu maanta marayo marxalad adag oo runti aan odhan karo waxa uu maraya meel aad u khatar ah amniga iyo jireetanka Somaliland ,dhowr ariimod ayaan raba in aan tabto oo jira, waxaana ka mid ah diwaangalinti lagu balan qaaday inay wakhti loo cayimo iyo habka ay noqon doonto maadama aanu ka soo baxnay doorashadii golaha deeganka oo keentay khilaf cakiran.

Xukuumadda Oo La Amuusan Talladii Qaran Ee Somaliya Lagu Waajihi Lahaa Iyo Madaxwaynaha Somaliya Oo Soo Bandhigay Siro Shacabka Dareen Galiyey

Hargeysa(SNN) Xukuumadda Somaliland ee uu gadh-wadeenka ka yahay Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ilaa hadda ka aamusan ah in la soo dedejiyo tallada qaran ee laga yeelanayo ka qayb-galka shirka dawladda Ingiriisku bisha May ee sanadkan Somaliya ugu qabanayso London, kaasi oo la filayo inSomaliland-na ka qayb-gasho.

Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.