Navigation
Home
Photo Galery
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
The Kroax
Rayo Tv
Random Media





Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,

No News
,
News
DOWLAD DALKEEDII KA MARTI AH: Federaalka qabyaaladeed iyo khatarta uu soo wado.!! (Qalinkii Maxamed Xaaji)

Cudurka kaa gala fardaha, haddii laga gubo dameer, dawada lama gaarayoo waa hadal abwaan hore waana howshan haatan dalkeenna ka hana qaadday.
Dowladdu faraha haka qaaddo gobol hebel! Madaxweynuhu kama hadli karo arinta gobol X! Ra’iisul Wasaaraha maxaa ka galay arinta gobol Y! Dowladda Federaalka waxaanu ku casuunnay inay shirka kasoo qaybgasho! (Xagee dunida ka dhacday dowlad dalkeedii marti ka ah?) Dowladda waxaa wata reer hebel!..


Muuse biixi iyo guuldarada siyaasadeed ee kusoo foodleh iyo kalsoonidarada ka haysata naftiisa

cabdi casiis maxamed samaale iyo muuse biixi cabdi iyo ku loolamida hogaanka xisbiga kulmiye waxay tilmaamaysa geedi socodka dimoqraadiyadeed ee ka jira somaliland taasina waxa guul lataabankaro utahay madaxweyne siiraanyo ookaga dhabeeyey inuu xisbiga kulmiye lagu tartamo cidii hogaaminlahayd mustaqbalka si loo xaqiijiyo himilooyinkii xisbiga xisbiga kulmiye...
YAA S/LAND AQOON U LEH OO WAX LAGA WAYDIIYAA XAALADDA UU DALKU KUJIRO.

Cimrigaaga oo dheeraadaa Geel dhalayana wuu ku tusaa,,dhexdhexaadnimadu waa qayb ka mid horumarka dalka iyo dadka,is fahamkuna waa jaran jarta ugu horaysa ee dalku ka socod barto haddii dadku is fahmi waayaan sidii dhaqanku ahaan jiray wax dhexdhexaadiya dad lasoo xulay oo dhexdhexaad ah oo arinta laysku hayana tubta toosan ku rida.daacad nimaduna waa xalka kaliya ee Ilaahay u jecel yahay arimahaaguna kuugu hagaagaayaan.musuq maasuquna waa dabka lagu huriyo danaha gaarka ee dawladdu rabto Qabiilkun waa tiirka qaranku ku taagan yahay haddii six un loogu dhaqmana waxay dhashaa Qabyaalad iyo nin jeclaysi waana meesha uu qaranku ka dumo qayrkaana kugu dhaafaan..

Cudurka kaa gala fardaha, haddii laga gubo dameer, dawada lama gaarayoo waa hadal abwaan hore waana howshan haatan dalkeenna ka hana qaadday.

Dowladdu faraha haka qaaddo gobol hebel! Madaxweynuhu kama hadli karo arinta gobol X! Ra’iisul Wasaaraha maxaa ka galay arinta gobol Y! Dowladda Federaalka waxaanu ku casuunnay inay shirka kasoo qaybgasho! (Xagee dunida ka dhacday dowlad dalkeedii marti ka ah?) Dowladda waxaa wata reer hebel!..see more


Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismayaal cusub iyo kuwo dib u habayn balaadhan lagu sameeyey oo ku yaala qasriga madaxtooy

Hargaysa(SNN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismayaal cusub iyo kuwo dib u habayn balaadhan lagu sameeyey oo ku yaala qasriga madaxtooyada JSL,.See more.
Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa shalay Aroornimadii Qasriga Madaxtooyadda kulan aanay cidi ku wehelinaynin kula yeeshay Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi,
Madaxweyne Hargaysa(SNN) Axmed Siilaanyo ayaa shalay Aroornimadii Qasriga Madaxtooyadda kulan aanay cidi ku wehelinaynin kula yeeshay Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, kulankaas oo Habeen hore ay ka dhabqiyeen Koox Wasiiro ahi..See More


Maan Dalbane Ma Deeqbaa? !!!!!!

Kampala(SNN) Guyaal hore, ayaa waxa jira Tuulo aay isug yimaadaan dadka degaankaas ku nool, ee xoolo dahqatada ah., qaarkood waxay ahaayeen geel dhaqato taagan halk bulsahd ugu sareeysa, halka geyigaas intooda badani lahayeen Adihi isug jira riyo, iyo iddo, saboolku waa buux oo lagama waayoo bulsho meel degan. sidoo kale may jirin meshaas dad lagu ammaano beeraalaayd lakiin beryo ka bacdi dadku wuu baran doona , inta qudhaabsata iyo inta ugaadhsata waxaa keenay bahida xaafadeed ee aay hadheeyeen duruufaha aduunyo ee maalinba qof la socda..see more

Deeeq iskugu jirta dhar iyo weelal oo lasoo gaadhsiiyey ardayda Dhigata Dugsiga Dhagoolayaasha+Video

Boorama(SNN) Deeeq iskugu jirta dhar iyo weelal oo lasoo gaadhsiiyey ardayda Dhigata Dugsiga Dhagoolayaasha deeqdaasi oo ay soo gaadhsiiyey Gabadh la yidhaahdo Hodan suleebaan cabdi dugsiiye oo ku nool Dalka Canada...
Maajidka Abuu-Hurayra oo maanta lasoo gaadhsiiyey deeq lacag ah oo ay soo gaadhsiiyeen Dad samafalayaal ah+Video

Boorama(SNN) Maajidka Abuu-Hurayra oo maanta lasoo gaadhsiiyey deeq lacag ah oo ay soo gaadhsiiyeen Dad samafalayaal ah..
Badhasaabka Awdal Oo Ku Dhiiraday Dhismaha Iyo Dayactirka Guriga Martida Gobolka Oo 73Jir Ah

Badhasaabka Awdal Oo Ku Dhiiraday Dhismaha Iyo Dayactirka Guriga Martida Gobolka Oo 73Jir Ah..
35-ruux oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay Gobolka Waqooyi Bari Kenya

Shil fool xun ayaa ka dhacay wadada isku xirta Magaaloyinka Nairobi iyo Gaarisa,wararka ayaa sheegaya in shilkani uu ahaa mid naxdin badan.
Dawlada ayaa sheegtay in gaari bas ah oo ka baxay magalada Nairobi oo siday dad farabdan rakaab ah uu ku rogmaday Wadada lagu magacaabo Mwingi oo ah tan isku xirta Magalad nairobi iyo degmada gaarisa,Ugu yaraan waxaa dhimashada ay mareysaa 35-ruux sida dawlada ay sheegtay...


Xabsiga Boorama Oo Ay Soo Wajeheen Duruufo Adag Oo Wax Ka Qabad U Baahan.
Borama(SNN)Xabsiga wayn ee magaalada Boorama ayaa waxa ka jira dhibaatooyin ay ka midyihiin gaaadiid la’ aan iyada oo la og yahay in maxaabiista lagu hayo ay yihiin kuwo aad u tiro badani oo degmooyinka kale ee gobolka Awdal sida Baki iyo Lughaya maxaabiista laga keeno laftigooda Xabsigan lagu xidho gobolkuna kan kaliya leeyahay maadaama aanay lahayn degmooyinkaasi waxa Xabsi ah oo lagu hayo marka qofka maxbuuska ah uu ku dhaco xukun maxkamadeed oo degmadu fuliso kuwaas una baahan daryeel gaar ah.
Daawo Dadwayne Gadoodsan oo iskugu soo baxay Caasimada Dalka Jabuuti+Booliska oo Xidhxidhaya

Daawo Dadwayne Gadoodsan oo iskugu soo baxay Caasimada Dalka Jabuuti kadib markii ay mucaaradku ay ku tilmaameen doorashadii dhawaan dhacday ee Baarlamaanka inay dawladu ku shubatay..
Shuyuukhda Soomaaliyeed oo wacad ku maray in ay la dagaalamayaan xag-jirnimada kadib markii la dilay nin sheekh ah xilli uu ku jiray salaad

Hoggaamiyayaasha iyo muwaaddiniinta Soomaalida ayaa muujiyay murugo iyo dhaleeceyn kadib markii nin dhalinyaro ah uu gudaha masaajidka Badar ku toogtay Sheekh Cabduqaadir Nuur Faarax Jimcihii (15-kii February) intii lagu jiray salaadda Casar...


Isbahaysiga Mucaardka Jabuuti oo Mudaharaad balaadhan Sameeyay iyo Dadwayne Muujinaaya shucuubtooda (Video)

Jabuuti(SNN) Isbahaysiga Mucaaradka Jabuuti ee USN ayaa shalay mudaharaad balaadhan ka dhigay xaafadha Bebela xiyaablay iyo Kartoon ee Caasimadda Jabuuti kaasoo ay kaga soo horjeedeen Natiijadii Doorashadii Baarlamaanka ee ay Isbahaysiga talada Dalka hayaa ku guulaysteen.
Sh.Cabdiraxman Good Oo Ciidamada Boolisku Dhaawacyo U Geysteen.

Djabuuti(SNN) warar sugan ee naga soo gaadhaya Caasimada Dalka Jabuuti ee Jabuuti ayaa sheegaya in ciidamada booliska magaalada Jabuuti dhaawacyo u gaysteen sheekh cabdiraxman Barkhad Good oo ka mid ah culmida waaweyn ee ugu caansan dalkaasi jabuuti .
wararku waxay intaasi ku darayaan in dhaawaca sheekh la geeyey dhakhtarka jabuuti isla markaasina ay sobabtay in dadweyne badan oo gadoodsani mudahaarad ka dhigaan magaalada xaafado ka mid ah iyaga oo weerar ku qaaday qaar ka mid ah ciidama booliska dalka Jabuuti…

Ururka ASARDA 3km Daamur Dhigtay Wadada Isku Xidha Boorama iyo Dilla(Video)

Boorama(SNN) Ha’yada Wadooyinka ee Gobolada Awdal iyo Salal ee Marka Magaceeda la soo gaabiyo la yidhaahdo ASARDA ayaa maanta 3km oo ka mid ah wadada isku xidha Magaalada Boorama iyo Dilla Daamurkii Dhigtay Waxaana madashaasi warbaahinta uga warbixisay halka ay marayso hawsha dhismaha wadadaasi Qaar ka mid ah Gudida Fulinta Ee Ururka Asarda .
Shirweynihii Ururka Haweenka ee NOW Oo Rabshado Ka Dhaceen iyo Hogaankii Hore Oo Dib Loo Doortay

Hargeysa(SNN) Shirweynihii Labaad ee Ururka Haweenka Somaliland ee la yidhado NOW ayaa Shalay Dib loogu Doortay Guddomiyihii hore Iyo Guddomiye Ku-xigeen hore, Shirweynaha ayaa markii Codeyntu bilaabantay wax ka dhacay Rabashad taasi oo sababtay in Laba Musharax oo u tartamayey Gudoomiye iyo guddomiye ku-xigeen ururka Now iyo taageeryaashoda oo gadhayey ilaa 20 haween ah ay Fadhigii ay ka baxeen iyaga oo ku dhawaqayey hadalo ka dhan aha Guddida Shirkaasi shirguddominaysay.

Xildhibaanadii Golaha Deegaanka Saylac iyo Lughaya ee Beesha Ciise oo is wada casilay
Saylac(SNN) warar Hordhac ah oo Waaheen ka soo gaadhaya Degmadda Saylac ayaa sheegaya toban Xildhibaan oo Golaha Deegaanka Saylac iyo Lughaya uga soo baxay beesha Ciise doorashadii muranka badan dhalisay inay is wada casileen. Is casilaada Xildhibaanadan ayaa ka dhalatay kadib markii ay dhawaan qaar ka mid ah Xildhibaanadaasi shir wada tashi ah magaaladda Diridhaba kula soo yeesheen Ugaaska Beeshaasi oo fadhigiisu yahay Itoobiya.
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
Openion / Fikrada
'Ninna dhuunibuu kuu dhex joogaa; Ninna dhaqashuu kuugu dhabar Jabay'
MUWAADIN/MUWAADINAD 1$ UGU TABARUC WADDADA BOORAME IYO HARGEYSA ADIGA I...
TOLNIMO WAA DUGSIYE YAAN LA ISU KEEN DIRIN
Bulshooy codkaagii ma kootiyo wareegto la eedo buu dhalay!
Congratulations to AMAAL Xaaji A. Miisaan
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ...
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s phil...
Message To Awdal People (Conference in Minesota) By: Dr Mohamed-Rashid
Taageerada Sangub ee KULMIYE waa haad geed waayey iyo riwaayadiisii .Xuu...
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.