




Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo aan layeelanay gudoomiyaha da’da yar ee madasha akhriska ee maskaxmaal mudane “C/laahi Xuseen Caateeye”
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu Layelanay Abwaan Weyn Mowliid Aden Qol Qol Qaybtii Koowaad.
Wareysi Aan La Yeelanay maamulaha markiska Salaaxudiin Islaamic Center Sh.cumar Axmed Cumar.
Wareysi Aan La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Shaybaadhka Ee Jamacada Caamuud Dr:maxamed Da'ud.
Wareysi Aanu La Yeelanay Maamulaha Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab Mustafe Muxumed Alabari.
Wareysi Aani La Yeelanay Hormuudka Kuliyada Ganacsiga iyo Maareynta ee Jaamacada Camuud Prof: Yurub C/raxman Muumin.
DR. Ali Sheikh Ahmed Abubakar(Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho) oo aan la yeelanay waraysi khaas ah .Q1aad,
No News |
,
| News |
| Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo aan la Yeelanay Suldaan Maxamed Daahir Cilmi |
Sugaha xilka, ama madaxweyne ha sugo ama wasiir ha sugee waxaan kula talinayaa in si Somaliland dawadeeda ah uu wax ku doono, ka xilka hayaana uu ugu qabto si ay sharaf iyo wadanka dawadiisu ku jirto. Siyaasadu qofka ayay ka soo baxdaa, siyaasaduna waa qiiq, qiiqana lama qabto meel uu marayna ma aragtid, anigu waxaan leeyahay dalka horumarkiisa in la doono ee aan dhibtiisa la doonin, |
|
|
|
| Maanta iyo Boogashada Wefdiga Madaxweynaha Somaliland ee UK |
Maanta iyo Boogashada Wefdiga Madaxweynaha Somaliland ee UK
6 March2009: Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo Wefdigii uu hogaaminayay ee socdaalka shaqo ku joogay dalka UK, ayaa shalay booqday Aqalka Wakiilada ee dalkaasi. |
| Baroor diiq loo sameynayo dadkii ku geeriyooday shilkii diyaarada Turkey Airlines 737-800 |
Maalinta sabtida ee inagu soo foodleh waxaa loo samaynayaa baroordiiq dadkii ku geeriyooday shilkii diryaarada Turkey Airlines ee ku dhacday gegeda dayuuradaha ee Shiphol Amsterdam laga soo bilaabo sannadkii 1970 oo ahayd markii dhidibada loo taagay Turkey airline waxay gashay dhowr shil , shilkan waxaa ku qudhwaayey 5 qof oo u dhashay dalka Turkey iyo 4qof oo u dhashay maraykanka ayna ku jireen saddex qof oo shaqaale ka ahaa Shirkada Diyaaradaha Boeing..
By Mahdi Ghandi |
| Lacag Billions ah oo loogu yaboohay dib dhiska deggaanka Gaza |
Deeq bixiyaasha caalamiga ah ayaa ugu deeqay Palastiin adduun ku dhow $4.5 bn oo inteeda badan ay bixiyeen boqrtooyada Saudi Arabia iyo USA, badankeedana looga gol leeyahay dib u dhiska deggaanka Gaza, oo dhawaan dowladda Israel ay ku bur - burisay duulaankii arxan darrada ahaa. |
| Police dab qabadsiiyey xero qaxooti ay Soomaali ku jirtey |
Pretoria(SNN)Qiiq iyo dab ayaa cirka isla qabsaday xero qaxooti oo ku taala duleedka magaalada Pretoria oo ay ku jiraan boqolaal dad ah oo ay Soomaali ka mid tahay. ciidamadana ku xeeran yihiin, iyadoo warfidiyeenada laga reebey in ay galaan, halka dadkii ku jirey aanan wax raq iyo ruux laga heynin. |
| Abdi Nageeye oo ku guulaystay Horyaalka 10.000 Metre ee Holland |
01March,2009 :-Holland. Abdi Nageeye waa ciyaaryahan Somaaliyeed wuxuuna yimid wadanka Holland Sannadkii 1996dii ,wuxuuna ku guulaystay kaalinta Koowaad isagoo ka badiyey Ciyaaryahanadii caanka ka haa horyaalka Holland sida, Patrick Stitzinger , Marco Geilen iyo Michel Butter isla markaana awood wayn ku lahaa saaxada Ciyaaraha fudud ee Holland waxayna ahaayeen ciyaaryahanada Wadanka Holland uga qayb gali jiray horyaallada ciyaaraha fudud ee adduunka iyo kan Europe labadaba.
By: Mahdi Ghandi |
|
 |
| Golaha Wakiilada Somaliland Oo Mudo Bill Ah Fadhigoodii Kordhiyay |
Hargeysa(SNN)Mudanayaasha Golaha Somaliland ayaa maanta mudo bil ah korodhsaday in ay Fadhi aan caadi ahyn sii shaqeeyaan. Mudanayaasha Golaha Wakiilada ayaa Cod aqlabiyad ah ku ansixiyay in ay mudo bil ah sii shaqeeyaan ka dib markii Shir-gudoonku u soo bandhigay soo jeedinta ah in ay sii shaqeeyaan, |
|
|
|
Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo
Proff.Axmed Ismaacil Samatar Jaaliyada Soomaaliyeed ee magalada Oslo kula kulmay Jaamacada Oslo..(Sawiro)
 
| Login |
Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|