Home Opinion-Fikrado Somali Music Forum Contact Us September 09 2010 05:50:55
Navigation
Home
Photo Galery
Salal Videos
Arabic Music
Quran Karim
Muxaadaro
Salal Tv
Universal Tv
Warsan Tv
Random media






Hees Cusub oo Loogu Talagalay Geb Secondary School Codkii Fanaanka Weyn Saliim Saciid Saliim
Wareysi Aanu La Yeelanay Wasiir-ku-xigeenka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cali Xaamud Jibriil
Wareysi Khaas ah oo aanu la yeelanay Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Awdal Md:Maxamed Dahir Cabdalla. .
Wareysi aanu La yeelanay Afhayeenka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Awdal Axmed Muxumad Dacar.
Wareysi aanu La yeelanay Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Awdal Amaal Xaaji Axmed Miisaan
Taariikh Nololedki Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Md:Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo)
Waraysi Aanu La Yeelanay Xog-hayaha Arrimaha dibada ee Kulmiye oo ka Waramay guusha Doorashada Somaliland.
Weriye Bashkas Jug soo dhacay Oo ka Waramay Doorashada Somaliland
Wareysi Khaas ah oo aanu la yeelanayAbwaanka caanka ah ee Soomaaliyeed Maxamuud C/laahi Ciise(Sangub)Qaybtii 1 & 2.

Mashruucii Donald Payne oo bilowday !!
(Hadalka ka soo yeedhay Xidh. Nac-Nac wuxuu hordhac u yahay,mashruucii dhowaan laga soo qaatay- Donald Payne,ee loogu tala galay in lagu waxyeeleeyo Somaliland)


·Markaan tixraaco hadaladii hore ugu soo yeedhay Donald Payne iyo weliba shirarkii Somaliweyn ee uu hore isugu deyey in uu Somaliland ka qayb geliyo.

·Markaan tixraaco dulucda wuxuu ku saabsanaa shirkii ay ku kala boodeen Donald Payne iyo Somaliland.

·Markaan tixraaco maqaalo aan hore uga qoray Xidh.Donald Payne iyo Mucaaridkaba

·Markaan tixraaco Safarkii ay dhowaan ku tageen dalka Maraykanka qaar ka mid hogaanka sare Mucaaridka Somaliland.

·Markaan tixraaco farxadii-sawiradii iyo wada hadlkii qarsoonaa ee dhexmaray Mucaaridka iyo Donald.

·Markaan tixraaco shirar fara badan oo beryahanba ay Mucaaridka Somaliland ka wadeen wadanka dibadiisa iyo waxay ku saabsan yihiin.

·Markaan Tixraaco nuxurkii waraysigii Hadhwanaagnews .com la yeelatay Wakiilka Somaliland ee wadanka USA Sacad Ali Shire.

·Markaan tixraaco hadalo beryahaaba laysla dhex marayey.

·Markaan tixraaco Warsaxaafadeedka uu soo saaray Xidh.Nac-Nac maanta oo Taariikhdu tahay 13. Feb.2010.

·Markaan tixraaco casuumada uu Xildh. Nac-Nac u doonayo Donald Payne.ee uu Golaha Wakiilada ka codsanayo.



Markaan tixgeliyo dhamaan arimaha aan kor ku soo sheegay,iyo qaar kale oo aan filaayo in ay dhowaan soo ifbixi doonaanba ,waxaa ii muuqda dhowr arimood oo aad la yaab u leh,oo ay ka mid yihiin:-


1. Hadalka amase Warsaxaafadeedka Xildh. Nac-Nac waxaa loo fasiri karaa in uu bilow u yahay “MASHRUUC II AY DHOWAAN AY KU SOO HESHIIYEEN MUCAARIDKA IYO DONALD PAYNE”


2. Waxaa loo fasiri karaa in uu jiro MASHRUUC la doonayo in lagu furfuro Somaliland xilligan aynu joogno.


3. Waxaa loo fasiri karaa in uu jiro xidhiidh qarsoonaa balse hadda madaxa la soo kacaya kana dhexee Soomaaliya iyo Mucaaridka Somaliland.

Hadal iyo dhamaan wixii jiraaba way iska soo bixi ,shacabka reer Somaliland waxaan ugu baaqayaa in ay ka digtoonaadaan arimaha beryahan ay maleegayaan qaar ka mid ah cadowga Somaliland.



Mahadsanidin

Abdi M.Saleiman(Mingiste)
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Waraysi Khaasa : Ciyaartooy Xasan Waraabe Cade oo ka soo jeeda Somaliland oo ka mid ahaa Ciyaartooyadii Hore ee Soomaaliya.
Waraysi aanu la yeelanay Gudoomiyaha Ururkan horumarita wadooyinka Awdal/Salal (ASARDA), Pro:Xasan Cali Cismaan
Openion / Fikrada
MADAXWEYEN SILAANYO MA ISAGA LIBAAX KA AH HARGIESA MISE DHAB LIBAAX BUU ... 
Should Somaliland allow the formation of a unionist party?
Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira
NOOLAATAY YIDIDIILADII NAXASHKA SAARRAYDE
Wasiirkii Hore ee Kalluumaysigu Ma Yaqaanaa Dr. Maxamed-Rashid?
Warqadda Wasiirka Afrika ee Ingiriiska, Henry Bellingham u soo diray Fay...
Codeeyoow Raqdaada lama fogeeyo
Maalinta Hooyada By Bashir Goth
Baroortu Orgiga ka wayn:Arinta Saado Loo Haystaa Maha Madaxweyne Rayaale...
Mabaadiida Qarsoon ee Mucaaridka Somaliland. Qaybtii 1aad.
Ma Laga Yaabaa Haduu Ku Guulaysto Doorashada Danbe Madaxwayne Rayaale...
Somali music between Maryan Ali’s refined taste and Al Shabab’s philisti...
Random Photo
borama
borama
muuqalka borama
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
active ingredient in ambien